Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Turkiga oo u weecday shidaalka Soomaaliya si ay u daboosho baahida tamarta ee dalkooda...

ANKARA - Xukuumadda Ankara ayaa shaaca ka qaadday inay dardargelinayso qorshaheeda ay ku raadsanayso kheyraadka tamarta ee dibadda, iyadoo tilmaantay in baaritaannada shidaal ee...

Dowladda Nigeria oo Digniin Ka Soo Saartay Weerar Ka Imaan Kara Boko Haram

Abuja  - Dowladda Nigeria ayaa soo saartay digniin amni oo culus kadib markii ay soo baxeen xog muujinaysa suurtagalnimada weerarro ay fulin karaan kooxda...

DFS oo si adag u cambaareysay tallaabadii ugu dambeysay ee Israa’iil

Muqdisho – Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay si kulul ugu cambaareysay tallaabadii ugu dambeysay ee Dowladda Israa’iil ee la...

Israa’iil oo Markii ugu Horreysay Danjire u Magacawday Somaliland

Muqdisho – Israa’iil ayaa markii ugu horreysay danjire u magacawday Somaliland, iyadoo tallaabadan ay ku timid xilli la sheegay in labada dhinac ay xoojinayaan...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar Ka Soo Saaray Isticmaalka Shilin Soomaaliga

Muqdisho – Kadib xiisado labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka taagnaa suuqyada magaalada Muqdisho, gaar ahaan diidmada isticmaalka lacagta Shilin Soomaaliga ee ka dhacday...

Hoggaamiye Jibriil oo qaabilay siyaasiyiin ka soo jeeda Shabeellaha Hoose

Baydhabo – Hoggaamiyaha ku meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kulan wada-tashi ah la qaatay siyaasiyiin ka soo...

Duqeymo ka dhacay dhowr gobol oo katirsan Soomaaliya

MUQDISHO - Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose,...

Ciidamada Puntland oo Howlgallo Ka Dhan ah Daacish Ka Fuliyay Gobolka Bari

Muqdisho – Xilli ay maalmihii u dambeeyay soo baxayeen warar sheegaya in kooxda Daacish ay dhaqdhaqaaqyo ka wadeen qaar ka mid ah deegaannada Gobolka...

Dhalinyarada Muqdisho oo ka hadlay xaaladda dalka

Muqdisho – Dhalinyaro ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, iyagoo muujiyey walaac ku aaddan duruufaha siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale...

Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo kulan looga arrinsanayo xaaladda dalka ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho – Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa maanta kulan...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamse oo bogaadiyey waxqabadka Xukuumaddiisa

Muqdisho -  Munaasabadda sannadlaha ah ee Banbaxa Golaha Wasiirrada, oo uu Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, kula xisaabtamo Wasaaradaha iyo...

Xoghayaha Guud ee Xoghayaha Dunida Islaamka oo la kulmay culimo sare oo Soomaaliyeed

Muqdisho - Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ah ee Dunida Islaamka (MWL), ahna Guddoomiyaha Ururka Culimada Islaamka, Sheekh Dr. Maxamed bin Cabdulkarim Al-Ciisa, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sagootiyay Safiirka Türkiye ee Soomaaliya

Muqdisho -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Jamhuuriyadda Türkiye u...