WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Marwada koowaad ee dalka oo xarigga ka jartay xarun Caafimaad + Sawirro

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa xarigga ka jartay Isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka oo laga hirgeliyey degmada Hobyo ee...

Somalia, Kenya discuss deepening ties after end of rift

Somalia and Kenya on Wednesday discussed the need to deepen bilateral relations between the two East African nations, which recently restored ties...

Galmudug oo war kasoo saartay duqeyn ka dhacday gobolka Mudug

Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in duqayn cusub oo ka dhacday koonfurta gobolka Mudug lala beegsaday saldhig ay leeyihiin dagaalyahanada Al-shabaab. War ka...

Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas cudurka Covid-19 ah

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo magacaabay guddi heer wasiiro ah

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa (Yuusuf Dabageed) ayaa magacaabay Guddi heer Wasiiro ah oo...

Galmudug oo faah faahin ka bixisay dagaalladii ka dhacay gobolka Mudug

Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle, ayaa ka faah faahin ka bixiyay howlgalada saacadihii lasoo dhaafay Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta...

Booliska gobolka Bari oo gacanta ku dhigay qamri fara badan + Sawirro

Ciidanka Booliska gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa  saakay Kontaroolka laga soo galo magaalada Boosaaso ku qabtay khamri farabadan oo la doonayay...

Madaxweyne Deni oo Isku Diiwaan-Geliyay Codeynta Doorasho

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka iska diiwaangeliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho...

Nin Soomaali ah oo weerar ka geystay dalka Talyaaniga + khasaaraha

Nin la rumaysan-yahay inuu yahay Soomaali ayaa Talyaaniga ku tooreeyay afar qof oo uu ilmo yar ku jiro kaddib markii la weydiiyay tikitka uu...

WARAR KALE

Somalia: World Press Freedom Day Symposium Highlights the Role of Journalism in Environmental Crisis

Mogadishu, Somalia - The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the U.S. Embassy in Somalia joined forces to celebrate World Press Freedom Day...

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Arimaha...

UN Special Representative Catriona Laing Bids Farewell to Southwest State of Somalia

BAIDOA, Somalia - The UN Special Representative for Somalia, Catriona Laing, recently concluded her farewell visits to the Southwest State of Somalia, where she met...