Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Puntland VP hosts a top official from a foreign aid agency

The Vice President of Puntland, Ahmed Karaash, today received at his office a delegation led by the Representative of the Islamic Relief Organization in...

Faah faahino kasoo baxaya kulan u socdo Farmaajo iyo Rooble

Xarunta Villa Soomaaliya waxaa haatan ka socda kulan u dhexeeyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Maxamad Xuseen Rooble kaas oo la...

Somali forces beef up security in Jowhar ahead of election

Security has been beefed up in Jowhar, the capital of the Hirshabelle state, where elections for the Upper House of the Federal Parliament are...

Somalia power struggle escalates over security minister’s sacking

A damaging power struggle between Somalia's top political leaders escalated further on Thursday as they locked horns over the premier's dismissal of the security...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay wafdi gaaray Garoowe

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Wakiilka  Hay'adda Islaamic Relief ee Soomaaliya  Mudane Aliow...

Aqriso: Muuse Biixi oo sameeyey xilal ka qaadis iyo magacaabis

Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha Somaliland ayaa maanta sameeyey xilka qaadis iyo magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray. Madaxweynaha Somaliland ayaa magacaabay guddoomiyeyaal degmo, agaasimaha guud...

Ammaanka magaalada Jowhar oo aad loo adkeeyay + sababta

Ammaanka magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa aad loo adkeeyay halkaasi oo lagu waddo in maalmaha soo socda ay ka dhacdo doorashada...

Wararkii ugu dambeeyey ee dhex-dhexaadinta Farmaajo iyo Rooble

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dadaallada lagu dhex-dhexaadinayo madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha ee haatan ka socda magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in...

Qaban-qaabada doorashada Aqalka Sare oo ka socota magaalada Jowhar

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in haatan qaban-qaabadii ugu dambeeyey doorashada HirShabelle ee Aqalka Sare ay ka socoto magaalada Jowhar ee...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey Al-Shabaab iyo ciidamada Kenya oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan ka...

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

GaALKACYO, Soomaaliya — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Talaadadii booqday xarunta...

Somali Defence Minister Visits Danab Command in Galkayo

GALKAYO, Somalia, Aug. 18, 2026 — Somalia's Defence Minister Ahmed Macallin Fiqi and the commander of the Somali National Army, Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaalkacyo ku booqday dugsi farsamo, bogaadiyay horumarinta xirfadaha dhallinyarada

GALKACYO, Soomaaliya — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Talaadadii booqday Dugsiga Farsamada Gacanta ee Prof. Caddow ee magaalada Gaalkacyo, isagoo adkeeyay muhiimadda waxbarashada...