Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Puntland forces carry out operations ahead of election

Puntland security forces have carried out operations in Jariban and Galdogob districts as the regional state is preparing for the election of the Lower...

Gunmen kill local councilor in Las’anod

Abdirizak Ahmed Elmi (Cardoofe), a member of the Las Anod district council, was shot dead last night in the center of the town. He was...

Ciidamada Puntland oo howl-gallo ka sameeyey gobolka Mudug + Ujeedka

Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Puntland ay howl-gallo ka sameeyeen degmooyinka Jarriiban...

DF oo bulshada ku dhiira-gelisay qaadashada talaalka cudurka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka DGKGS ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabatey kulan looga hadlaayey sidii Bulshada looga baraarujin lahaa in ay qaataa talaalka kahortaga cudurka Covid_19...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeelanayo wafdi ka socda QM

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goor dhow madaxtooyada waxa uu kulan kula qaadan doonaa ku xigeenka xoghayaha Qaramada Midoobay Marwo Amina J....

Xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka Laascaanood oo la dilay

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka degmada Laascaanood loogu geystay bartamaha magaaladaasi, kaas oo lagu...

Aqriso: Maxay ka wada-hadleen wasiir Bayle iyo James Swan?

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Amb James Swan oo ku booqday xarunta...

Maxaa kasoo baxay wada-hadallada u socdo Farmaajo iyo Rooble?

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda wada-hadallo lagu dhex-dhexaadinayo madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha, si loo soo afjaro xiisadda ka dhalatay kiiska Ikraan Tahliil Faarax. Halkan hoose...

Agaasimaha cusub ee madaxtooyada qaranka oo xilka la wareegay

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya waxa...

Top Somali leaders in talks over ending their tiff affecting election

The leaders of Galmudug and Southwest states are making tireless efforts to mediate between Farmajo and PM Roble at the statehouse in Mogadishu, sources...

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

GaALKACYO, Soomaaliya — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Talaadadii booqday xarunta...

Somali Defence Minister Visits Danab Command in Galkayo

GALKAYO, Somalia, Aug. 18, 2026 — Somalia's Defence Minister Ahmed Macallin Fiqi and the commander of the Somali National Army, Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaalkacyo ku booqday dugsi farsamo, bogaadiyay horumarinta xirfadaha dhallinyarada

GALKACYO, Soomaaliya — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Talaadadii booqday Dugsiga Farsamada Gacanta ee Prof. Caddow ee magaalada Gaalkacyo, isagoo adkeeyay muhiimadda waxbarashada...