QM oo digniin culus kasoo saartay xaaladda adag ee dalka Afgaanistaan
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in Afgaanistaan ay halis ugu jirto burbur guud, ka dib markii dalkaasi ay soo wajaheen dhibaatooyin ay ka mid...
Madaxweyne Saciid Deni oo dalacsiiyey ciidamo iyo saraakiil
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareeegto uu soo saaray min hal darajo ku dalacsiiyay saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan ciidanka amniga gobolka...
Xal hordhac ah oo laga gaaray colaaddii deegaanka Kabxanley
Xabad joojin hordhac ah ayaa laga gaaray dagaalo culus ka dhacay deeganada Kabxanleey iyo Deefoow ee waqoyiga Magaalada Beledweyne.
Waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka oo gaaray...
Somalia feud threatens to unleash renewed turmoil
With a long-running Islamist insurgency and elections delayed for months, Somalia is no stranger to instability, but the country now faces the risk of...
Case of missing spy aggravates tensions among fractious Somali leadership
The Somali prime minister, Mohamed Hussein Roble, has fired the head of the country’s intelligence unit over the disappearance of a female spy.
Roble accused...
Marwada koobaad ee dalka oo la kulantay haweenka Musharixiinta ah
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo kulan la qaadatay qaar ka mid ah haweenka musharaxiinta ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...
Maxaa looga hadlay shirka maamulada degmooyinka ee gobolka Banaadir?
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Kulankaan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa...
Wasiirka cusub ee wasaaradda amniga oo maanta xilka la wareegay
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabadda dhaarinta iyo xil wareejinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur...
Yoweri Museveni oo shaaciyey inuu ciidankiisa kala baxayo Soomaaliya
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku hanjabay inuu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya kadib markii uu soo cusboonaaday khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...
Saciid Deni oo Gaalkacyo kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay masuuliyiin ka socda Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka kooban Wasiiro, Saraakiil...















