WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka doorashada ee ka socda Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socda shir u dhaxeeya Ra'isul Wasaraaha Soomaaliya, madaxweynayaasha maamul goboleedyada iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir, kaas oo galay...

Somali president holds phone talks with Qatar’s emir

The Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani received a phone call on Wednesday afternoon from President of the Federal Republic of Somalia HE...

Marwada koowaad ee dalka oo xarigga ka jartay isbitaalka Baraawe

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku bogaadisay bulshada deegaanka sida...

Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe + Sawirro

Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa maanta oo Jimco ah gaaray magaalada Baraawe ee Caasimadda...

Maxaa ka jira in Soomaaliya iyo Kenya ay heshiis ka gaareen kiiska badda?

Saacado uun kadib markii si weyn baraha bulshada loogu faafiyay warar sheegaya in Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in ay qeybsadaan...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay dhismaha waddo muhiim ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha waddada Xalane ee xiriirisa Muqdisho...

Wasiirka Arrimaha dibadda oo ka hadlay xiriirka Soomaliya, Kenya iyo Jabuuti

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Mudane Muhammad Abdirizak, oo waraysi gaar ah la yeeshay telefishanka qaranku ayuu wasiirku...

DF Soomaaliya oo guul ka sheegatay dagaallo ka dhacay gobolka Sh/Dhexe

Ciidamada Milatariga Soomaaliya, ayaa guulo ka sheegtay dagaal saacadihii la soo dhaafay iyaga iyo Al-shabaab ku dhexmaray degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada...

WARAR KALE

Discontent in Somalia: Puntland Rejects Outcomes of NCC Meeting in Mogadishu

GAROWE, Somalia - In a significant development within Somalia's complex political landscape, Puntland State has openly rejected the outcomes of the National Consultative Council...

 Strengthening Ties: Somali President Hassan Sheikh Mohamud Visits Kenya

NAIROBI, Kenya - In a significant development for East African diplomacy, Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited Kenya on May 18, 2024, marking his...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.   Labada Madaxweyne ayaa ka...