WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxay ka wada-hadleen James swan iyo wasiirka haweenka Soomaaliya?

Wakiilka Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulan aaladda fogaan aragga ah la qaatay Wasiirka Haweenka ee Xukuumadda...

Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la qaatay Danjire Yamamoto, ayaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo sii xoojintiisa, arrimaha doorashooyinka dalka, la dagaallanka argagixisada...

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay mid ka mid ah rag dil ka geystay...

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay xalay kooxo hubeysan ka geysteen qeybo ka mid ah degmada Dayniile ee...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka wasiirada maaliyadda ee Geeska Afrika

Safiirka Soomaaliya ee dalka Djibouti Salaad Cali Jeelle ayaa ka qeyb-galay shirka wasiirrada maaliyadda ee wadamada Geeska Afrika, waxaa sidoo kale shirkaas...

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka doorashada ee ka socda Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socda shir u dhaxeeya Ra'isul Wasaraaha Soomaaliya, madaxweynayaasha maamul goboleedyada iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir, kaas oo galay...

Somali president holds phone talks with Qatar’s emir

The Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani received a phone call on Wednesday afternoon from President of the Federal Republic of Somalia HE...

Marwada koowaad ee dalka oo xarigga ka jartay isbitaalka Baraawe

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku bogaadisay bulshada deegaanka sida...

Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe + Sawirro

Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa maanta oo Jimco ah gaaray magaalada Baraawe ee Caasimadda...

Aqriso: Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Agaasimeyaal cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Agaasimeyaal cusub u magacaabay wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Caafimaadka. Wareegto...

WARAR KALE

Sawirro: Ra’iisul waaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi

NAIROBI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka...

Hey’adda SoDMA oo 500 oo qoys gargaar ugu qeybisay degmadda Cabdicasiis

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 500 oo qoys waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay degmada Cabdicasiis...

DF Soomaaliya oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu...