Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxtooyadda Koonfur Galbeed oo loo magacaabey agaasime cusub

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur...

Taliyayaasha Ciidanka Dhulka ee Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay Xoojinta Iskaashiga Milateri

MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Diyaarad Mareykan leeyahay oo Lagu Soo Riday Koonfurta Iran

Tehran – Dowladda Mareykan ayaa xaqiijisay in diyaarad dagaal oo nooca F-15E Strike Eagle ah lagu soo riday koonfurta Iran maanta, iyadoo mid ka...

Hezbollah oo Lix Weerar Ku Qaaday Israa’iil, Xiisadda Gobolka oo Sii Kordhaysa

Beirut – Kooxda Hezbollah ayaa Sabtidii ku dhawaaqday lix weerar oo ka dhan ah Israa'iil, iyagoo beegsaday ciidammo, gaadiid dagaal iyo goobo milateri oo...

Ciidamada Xoogga Dalka oo guul ka gaaray furitaanka waddada Muqdisho ilaa iyo Baydhabo

Baydhabo – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tegay magaalada Baydhabo, isagoo ay wehliyaan saraakiil sare oo...

Madaxweynihii Hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan oo Berri Ku Wajahan Baydhabo

Muqdisho – Waxaa la filayaa in berri magaalada ay gaaraan wafdi uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed , oo ka mid...

Hoobiyeyaal lagu weeraray garoonka Baydhabo xilli uu gaarayay Madaxweynaha Soomaaliya

Baydhabo – Tiro hoobiyeyaal ah ayaa lagu weeraray Garoonka Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo, xilli uu halkaas ka degayay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.   Wararka...

Hoggaamiyaha militariga Burkina Faso oo sheegay in la “iska illoobo dimuqraadiyadda”

Ouagadougou – Hoggaamiyaha militariga ee Burkina Faso, Ibrahim Traore, ayaa sheegay in shacabka dalkaasi ay tahay inay “iska illoobaan dimuqraadiyadda,” hadal muujinaya jihada cusub...

Agaasimaha NISA oo kulamo amni ku saabsan Washington kula yeeshay CIA iyo FBI

Washington – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Mahad Maxamed Salaad, ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim ah kula yeeshay magaalada...

Hay’adda SODMA oo Kun qoys Raashiin ugu qeybisay Degmada Xudur ee gobolka Bakool

Xuddur – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo ku nool degmada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool.   Qoysaskan ayaa...

WARAR KALE

Muslim World League chief meets Somali scholars to discuss extremism

MOGADISHU, Somalia — Muslim World League Secretary-General Sheikh Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa has met senior Somali Islamic scholars in Mogadishu to discuss the role...

Somalia PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held a farewell meeting with Turkey’s outgoing ambassador to Somalia, Alper Aktaş, thanking him...

Somalia Has Moved Beyond Clan-Based Power Sharing, Hassan Sheikh Says

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud said Somalia has moved beyond the clan-based power-sharing system that has shaped the country’s politics for decades.   The...