Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xisbullah oo sheegtay inay gantaal ku dhufatay markab dagaal oo ku sugan Bada Mediterranean-ka

Lubnaan - Kooxda Hezbollah ee dalka Lebanon ayaa sheegtay inay gantaal nooca cruise-ka ah ku weerartay markab dagaal oo ku sugnaa bariga badda Mediterranean-ka,...

Milatariga Nigeria oo dilay in ka badan 65 burcad ah kadib weerarro ka dhacay...

Zamfara,Nigeria - Milatariga dalka Nigeria ayaa dilay in ka badan 65 xubnood oo ka tirsan kooxaha hubeysan ee loo yaqaano burcadda, kuwaas oo lala...

Soomaaliya oo Bilowday Ololihii Ugu Horreeyay ee Qodista Shidaalka Badda

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u billowday ololihii ugu horreeyay ee qodista shidaalka badda, tallaabo lagu tilmaamay mid leh muhiimad...

Ciidanka Danab oo Howlgallo Amni Xaqiijin ah ka Fuliyay Deegaanno ka Tirsan Buur Hakaba

Bay, Soomaaliya – Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, gaar ahaan Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad, ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

Baydhaba - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Dowlad...

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Ku Bogaadiyay Howlgallada Muqdisho ilaa Baydhaba

 Baydhabo – Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka, Ibraahim Maxmed, ayaa ciidamada ku bogaadiyey guulaha ay ka gaareen howlgalladii wadajirka ahaa ee ka dhacay Muqdisho ilaa...

Markabka Qodista Shidaalka ee Turkiga oo Soo Gaari Doona Soomaaliya si uu u Bilaabo...

Muqdisho – Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Turkey, Alparslan Bayraktar, ayaa shaaca ka qaaday in markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey uu Jimcaha...

Soomaaliya iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso diblomaasiyadeed

MUQDISHO - Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka sita baasaboorrada diblomaasiyadeed,...

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka Koonfur Galbeed

MUQDISHO - Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa kulan muhiim ah kula qaadatay ururrada haweenka...

Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose – NISA

MUQDISHO - NISA ayaa fulisay howlgal gaar ah oo qorsheysan, kaasoo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay hay'adda ku sheegtay war-saxafadeed ay soo...

WARAR KALE

Muslim World League chief meets Somali scholars to discuss extremism

MOGADISHU, Somalia — Muslim World League Secretary-General Sheikh Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa has met senior Somali Islamic scholars in Mogadishu to discuss the role...

Somalia PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held a farewell meeting with Turkey’s outgoing ambassador to Somalia, Alper Aktaş, thanking him...

Somalia Has Moved Beyond Clan-Based Power Sharing, Hassan Sheikh Says

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud said Somalia has moved beyond the clan-based power-sharing system that has shaped the country’s politics for decades.   The...