Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kulan looga hadlayey Amniga Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Baydhabo

Baydhabo – Kulan muhiim ah oo looga hadlay amniga deegaannada Koonfur Galbeed iyo xoojinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa caawa lagu qabtay magaalada...

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Hiiraan

Hiiraan – Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen bariga gobolka Hiiraan ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.   Howlgalkan ayaa...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Ka Soo Horjeestay Maamulka KMG ee Koonfur Galbeed

Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga soo horjeestay maamulka ku-meelgaarka ah ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u magacowday Dowlad Goboleedka Koonfur...

Markab laga leeyahay Iran oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Soomaaliya – Laamaha ammaanka badaha ayaa Arbacadii sheegay in markab ka babanaya calanka Iran oo lagu magacaabo “Al Waseemi 786” ay kooxo looga shakisan...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Gaaray Baydhabo

Baydhabo – Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Kale

Muqdisho — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah oo waxtar u...

Trump oo Weerar Afka ah ku Qaaday Ilhaan Cumar iyo Jaaliyadda Soomaalida ee Minnesota

WASHINGTON – Madaxweyne Donald Trump ayaa eedeymo kulul u jeediyay xildhibaan Ilhaan Cumar iyo guud ahaan bulshada Soomaalida-Mareykanka ah ee ku nool Minnesota, isagoo...

Taliyaha Xarunta Isku-dubaridka Howgallada Wadajirka ah oo Furay Kulan Aqoon Is-weydaarsi ah

Muqdisho – Taliyaha Xarunta Isku-dubaridka Howgallada Wadajirka ah, S/Gaas Maxamed Cali Bariise, ayaa kulan aqoon is-weydaarsi ah u furay saraakiil ka kala socday qaybaha...

Ra’iisul Wasaare Xamze oo Hoggaamiye KMG ah u magacaabay Koonfur Galbeed

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa digreeto uu soo saaray ku magacaabay Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Guddoomiyey Kulanka Afar-Billaha ah

Muqdisho - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa guddoomiyey kulankaa afar billaha ah ee...

WARAR KALE

Muslim World League chief meets Somali scholars to discuss extremism

MOGADISHU, Somalia — Muslim World League Secretary-General Sheikh Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa has met senior Somali Islamic scholars in Mogadishu to discuss the role...

Somalia PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has held a farewell meeting with Turkey’s outgoing ambassador to Somalia, Alper Aktaş, thanking him...

Somalia Has Moved Beyond Clan-Based Power Sharing, Hassan Sheikh Says

MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud said Somalia has moved beyond the clan-based power-sharing system that has shaped the country’s politics for decades.   The...