Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddiga doorashada gobolada waqooyi oo doortay guddoomiye iyo ku xigeen

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lagu qabtay doorashada guddoonka guddiga hirgelinta doorashada gobollada waqooyi, taas oo ka qabsoontay Teendhada Afisyoone oo ku...

Galmudug oo soo dhaweysay tallaabadii ay qaaday dowladda Mareykanka

Wasaaradda amniga Galmudug ayaa soo dhaweysay talaabadii uu qaaday Mareykanka, kadib markii uu liiska argagixisada ku daray Cali Maxamed Raage (Cali Dheere) iyo C/qaadir...

Hanaanka lacag bixinta mideysan ee Bangiyada oo maanta laga daah-furay Dalka

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guled ayaa maanta xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan ee bankiyada dalka. Kullanka daah-furka waxaa ka qeyb...

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada hoggaanka guddiga S/land

Xubnaha loo soo xulay in ay noqdaan guddiga doorashada gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa lagu wadaa in ay maanta doortaan gudoomiyaha guddigaas iyo ku...

Mareykanka oo liiska argagixisada ku daray xubno ka tirsan Al-Shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa liiska argagixisada caalamiga ah ku dartay afhayeenka Al-shabaab Cali Maxamed Raage (Cali Dheere) iyo Cabdulqaadir Maxamed Cabdiqaadir oo loo yaqaan Ikrima...

Guddiga doorashooyinka oo war ka soo saaray doorashada hoggaanka guddiga S/land

Qoraal war-gelin ah oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa lagu shaaciyey in Sabtiga berrito ee 7-da Agoosto la qaban...

UN envoys appalled by increase in sexual violence in Somalia

The UN secretary-general's special representative for children and armed conflict, Virginia Gamba, and the special representative on sexual violence in conflict, Pramila Patten, said...

Booliska AMISOM oo lagu wareejiyey gaadiid cusub + Ujeedka

Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay in kor loogu qaado...

Faah faahino kasoo baxaya dil ka dhacay magaalada Beledweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay nin ganacsade ahaa loogu geystay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Cumar...

Guddiga xalinta khilaafaadka oo war kasoo saaray doorashooyinka

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay kaalintiisa ku aadan xalinta cabashooyinka kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa sheegay inay san...

WARAR KALE

Dagaal Culus oo Ka Socda Baydhabo, Shacabna Bilaabay inay Ka Barakacaan Qaar ka mid...

Baydhabo – Dagaal culus ayaa saakay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta ke meel gaar ah u ah  maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo weli...

Somali Military Denies Laftagareen Forces Have Captured Baidoa

BAIDOA, Somalia — Somalia’s military has denied claims by forces loyal to former South West State president Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen that they had...

Laftagareen Forces Claim Control of Baidoa After Heavy Fighting

BAIDOA, Somalia — Forces loyal to former South West State president Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen on Monday claimed they had taken control of parts...