Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay wasiirka arrimaha dibadda Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo,taas oo ay ka...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo furtay hanaanka dhab u heshiisiinta
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS ayaa Daahfurtay Kulanka Wadatashiga Diyaarinta Istaraatiijiyada Xiriirka ee Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta Qaran.
Kulankaan...
Xukuumadda Soomaaliya oo maanta guddoontay deeq talaalka Covid-19 ah
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa guddoomay 108,000 doses oo talaalka Covid-19 oo ay ku ku deeqday Dowladda Faransiiska.
Munaasabadda imaanshaha qeybtii 2-aad ee...
Maxay ka wada-hadleen wasiiro arimo dibadeedyada Kenya iyo Soomaaliya?
Wasiirada arrimaha dibadda Kenya iyo Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka wadahadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblumaasiyadeed ee labada...
Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka sameeyey magaalada Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gallo ay xalay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Howl-gallada...
Wafdi ka socda dowladda Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray wafdi sare oo ka socda Kenya, waxaana garoonka kusoo dhoweeyey mas'uuliyiin ka tirsan dowladda.
Wafdigan ayaa...
Wasaaradda caafimaadka XFS oo shaacisay kiisas la xiriira Covid-19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 63 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...
Madaxweyne Farmaajo oo xayiraad ku soo rogay hay’adaha dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madaxbannaanida dalkeenna ayaa Xeer...
Three Minneapolis cops won’t face charges in shooting of Somali American man
Three Minneapolis police officers who fatally shot a Somali American man after police said he fired at them will not be facing charges.
Dolal Idd...
Kenya-Somalia border dispute top agenda in CS Omamo’s Mogadishu visit
Kenyan Foreign Affairs Cabinet Secretary Raychelle Omamo is expected in Somalia on Sunday to discuss the long-standing maritime border dispute.
Somalia Foreign Affairs ministry officials...















