Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Axmed Madoobe oo loo diray codsi la xiriira doorashooyinka dalka

Qoraal maanta ay soo saareen Guddiga maamulka dooraashada Jubbaland ee SEIT ayaa madaxweynaha maamulkaasi Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uga codsaday inuu soo...

RW Rooble oo xilka qaadis ku sameeyey saraakiil ka tirsan hay’adda NISA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde, ayaa xilka ka qaaday...

Galmudug oo war kasoo saartay duqeyn ka dhacday gobolka Mudug

Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in duqayn cusub oo ka dhacday koonfurta gobolka Mudug lala beegsaday saldhig ay leeyihiin dagaalyahanada Al-shabaab. War ka...

Soomaaliya iyo Ireland oo ka wada hadlay taageerada amniga iyo wax wadaagga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee...

Rep. Ilhan Omar questions Biden’s first airstrike on Somalia

REP. ILHAN OMAR is challenging the Biden administration’s justification for its Tuesday airstrike in Somalia, which the Pentagon claimed was targeted against suspected members...

US airstrike in Somalia is 2nd this week against al-Shabab

For the second time this week, U.S. forces on Friday conducted an airstrike against the al-Shabab extremist group in Somalia. The earlier strike, on...

Kenya launches probe after plane crash-lands in Somalia with 45 passengers onboard

Kenyan civil aviation authority said Wednesday it has launched investigations into a plane that crash-landed in a military base in southern Somalia with 45...

Al-Shabab threatens to disrupt upcoming Somali elections

Somali terrorist group al-Shabab has threatened to attack electoral delegates who will be choosing lawmakers in parliamentary elections beginning next week. The Islamist militant group...

Uhuru Delivers Warning to Somalia in Border Visit

President Uhuru Kenyatta has told Somalia that Kenya has no plans to back down in its quest to secure its maritime border. Speaking in Boni...

Ra’iisul wasaaraha XF oo qaabilay wafdi ka socda Ireland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca dalka Ireland Simon Coveney oo...

WARAR KALE

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho  – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul...

UN humanitarian coordinator visits Las Anod amid worsening needs in Somalia

LAS ANOD, Somalia — George Conway, the deputy special representative of the UN Secretary-General for Somalia and humanitarian coordinator, arrived in Las Anod on...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar...