Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha JF oo qaabilay ku xigeenka xoghayaha guud ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay...

Nin Soomaali ah oo weerar ka geystay dalka Talyaaniga + khasaaraha

Nin la rumaysan-yahay inuu yahay Soomaali ayaa Talyaaniga ku tooreeyay afar qof oo uu ilmo yar ku jiro kaddib markii la weydiiyay tikitka uu...

Man Injures 5 People, Including Child, in Bus Stabbing Attack in Italy – Reports

A Somali citizen injured five people in a stabbing attack in Rimini, in Italy’s Emilia-Romagna region, Corriere di Bologna reports. The attack occurred shortly after...

R/wasaare Rooble oo amar culus soo saaray – maxaa soo kordhay?

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo saaray amar culus oo ku socda hay'adaha dowladda, gaar ahaan wasaaradda maaliyadda ee...

Baarlamaanka HirShabelle oo isku diyaarinaya doorashada aqalka sare

Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa haatan isu diyaarinaya in maalmaha soo socda uu doorto xubnaha ku metalaya aqalka sare ee Soomaaliya. Sidoo kale waxaa la diiwaan-geliyay...

Puntland forces carry out operations ahead of election

Puntland security forces have carried out operations in Jariban and Galdogob districts as the regional state is preparing for the election of the Lower...

Gunmen kill local councilor in Las’anod

Abdirizak Ahmed Elmi (Cardoofe), a member of the Las Anod district council, was shot dead last night in the center of the town. He was...

Ciidamada Puntland oo howl-gallo ka sameeyey gobolka Mudug + Ujeedka

Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Puntland ay howl-gallo ka sameeyeen degmooyinka Jarriiban...

DF oo bulshada ku dhiira-gelisay qaadashada talaalka cudurka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka DGKGS ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabatey kulan looga hadlaayey sidii Bulshada looga baraarujin lahaa in ay qaataa talaalka kahortaga cudurka Covid_19...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeelanayo wafdi ka socda QM

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goor dhow madaxtooyada waxa uu kulan kula qaadan doonaa ku xigeenka xoghayaha Qaramada Midoobay Marwo Amina J....

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo qaabilay danjiraha cusub ee Midowga Yurub

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, László...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal ka fuliyey deegaanka Goobanle

Goobanle – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ugaarsi iyo burburin ah ka fuliyey deegaanka Goobanle, oo ku yaalla aagga isku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Hirshabeelle

Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka...