Qoor-Qoor oo booqday deegaan lagala wareegay Al-Shabaab
Madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug mudane, Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” ayaa maanta gaaray degaanka Qaycad oo ka mid ah furimaha hore ee ay saakay Ciidamada...
Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi
Ra’isul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay...
Madaxweyne Sicii Deni oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya, ayaa maanta oo Khamiis ah lagu soo dhoweeyay caasimadda...
Wasiirka difaaca XF oo Muqdisho kusoo dhoweeyay dhiggiisa Ireland
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka arrimaha dibedda XFS Maxamed Cabdirisaaq ayaa waxay Muqdisho kusoo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda difaaca...
Guddiga dib u heshiisiinta Gedo oo warbixin u gudbiyey Rooble
Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble u soo gudbiyay Warbixinta howlihii u qabsoomay iyo...
Rooble oo faray NISA iyo Booliisku in aysan horjoogsan karin siyaasiyiinta safraya
Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ee ka socday maamul goboleedyada dalka, wuxuuna ka...
Plane crash-lands in Somalia with over 40 passengers onboard
A plane carrying more than 40 passengers crash-landed into a military base in Gedo region, southern Somalia, early Wednesday, local officials confirmed.
Officials said the...
Faah faahino kasoo baxaya shil diyaaradeed oo ka dhacay Ceelwaaq
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shil diyaaradeed oo saaka aroortii hore ka dhacay garoonka diyaaradaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Wararka ayaa...
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo is-weydaarsaday Hambalyada Ciida
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxmaed Cabdullaahi Farmaajo, oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dalka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani, ayaa ugu...
Puntland oo baaq u dirtay Ganacsatada ku dhaqan Gobolka Mudug
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa u sheegay ganacsatada inay qeyb ka noqdaan la dagaallanka Al-Shabaab, isla markaana uga digay inay siiyaan lacago baad...














