Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Tirada kiisaska Coronavirus ee Soomaaliya oo kordhay

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga Cudurka Covid-19, kuwaasi oo baaritaano Caafimaad lagu sameeyay, kadibna laga helay xanuunka.

Sawirro: Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay qoysas ku nool Gaalkacyo

Maamulka dagmada Galkacyo ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Gaalkacyo ee...

Somalia sees an upsurge in Covid-19 cases

The Somali Ministry of Health has announced new cases of Covid-19, which have been tested and diagnosed. A daily...

Somalia welcomes African Union’s help in solving crisis

Somalia said Monday that it would welcome the African Union taking a principal role in facilitating a process that would lead to...

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Muqdisho + khasaaraha

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay xaafadda Daaru-Salaam ee magaalada Muqdisho.

Waaberi iyo Dharkenley oo ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Degmooyinka Waaberi iyo Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa xalay ku baratamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle.

Dowladda Soomaaliya oo dhambaal tacsi ah u dirtay Masar

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku gaaray Dalka...

MW Farmaajo oo wada-hadallo la yeeshay Dhiggiisa Koongo + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay magaalada Jowhar

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa ee AMISOM, qaybtooda Burundi ayaa gacanta ku dhigay tiro...

WARAR KALE

Somali Political Group Backs Southwest State as Federal Tensions Escalate

MOGADISHU, Somalia — A Somali political group has declared its support for the Southwest State administration amid escalating tensions with the federal government, calling...

Lafta-Gareen oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed [Sawirro]

BAYDHABO -Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan deg deg ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulankan ayaa diiradda lagu...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Iran ee kaabayaasha tamarta dalalka Khaliijka

Muqdisho - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa weerarrada ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ku bartilmaameedsatay kaabayaasha tamarta muhiimka ah ee...