Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Somalia and Qatar FMs hold phone conversation

The Somali Foreign Minister is making a phone call with the Deputy Prime Minister, the Minister of Foreign Affairs of Qatar. Mogadishu, August 31, 2021-The...

Maamulka G/Banaadir oo la wareegayo labo ka mid ah isbitaalada Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu la wareegayo maamulka laba isbitaal oo Muqdisho ku yaal oo ay eedeeyeen in ay dhinac mareen habka...

Wasiir Dubbe oo markale ka hadlay xiisadda ka taagan Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa xilli uu khudbad ka jeedinayay xafladda Qalinjebin ah waxa uu sheegay in fanaaniinta reer Suudaan oo ay...

Puntland oo ku biirtay dagaallada ka socda deegaanada Galmudug

Puntland ayaa Galmudug u dirtay ciidan leh istaraatajiyad dagaal, kuwaas oo ka hawlgeli doono qeybo kamid ah Mudug oo todobaadyadii u dambeeyey kolba dhinac...

Wararkii ugu dambeeyey doorashada HirShabelle ee Golaha Aqalka Sare

Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hir-Sbabeelle ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulan Magaalada Jowhar kula qaateen Guddiga Baarlamaaniga ah ee qabashada...

Duqa magaalada Muqdisho oo furay waddo u xirneyd arrimo amni

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku sameeyay dhismaha Wadada dheer ee degmada...

Faah faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay degmada Buurhakaba

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Buurhakaba...

Maxay ka wada-hadleen dowladaha Soomaaliya iyo Qatar?

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa wada-hadallo dhanka  taleefanka ah la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Qatar, ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaas...

Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas la xiriira cudurka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 67xaalado cusub oo COVID-19 ah...

Ciidamada Puntland oo howl-gal ka fuliyey buuraleyda gobolka Bari

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF Puntland, oo is kaashanaya ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Golis ee...

WARAR KALE

Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo dhagax-dhigay mashruuca deegamaynta Gendereshe

Gendereshe, Shabeellaha Hoose – Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdifataax Sayid Axmed Siidii, oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, xildhibaano iyo mas’uuliyiin...

Somalia’s U-17 Team Celebrated After Historic CECAFA Tournament Success

MOGADISHU, Somalia — Speaker of Somalia’s House of the People, Abdikadir Mohamed Nur Jama, has hosted a ceremony to congratulate and encourage the country’s...

Somalia’s Health Minister Survives No-Confidence Motion in Parliament

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Health and Social Welfare has survived a no-confidence motion after the House of the People voted to allow...