Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Injineer Saalixi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...
Muuse Biixi Cabdi oo isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa, kadib wareegto uu soo saaray.
Wareegtada ayaa sameyn ku yeelatay xubno kala duwan,...
Injineer Saalixi oo ka tirsanaa guddiga dacwadda badda oo geeriyooday
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee ENG Maxamed Cumar Saalixi oo maanta...
QM oo digniin culus kasoo saartay xaaladda dalka Afgaanistaan
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka reer Afgaanistaan ay soo wajaheyso xaalado dhanka bini’aadanimada ah oo ay sababeen cunto yari, taasoo ka dhigeysa...
Nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Toronto
Allaah ha u naxariistee Sahal Maxamed Sahal oo 35 sano jir ahaa ayaa Sabtidii lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana sida ay...
XF oo war kasoo saartay geerida Fanaankii waynaa Shamuuri
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa Tacsi udiray qoyskii, asxaabtii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu...
Somali forces battle Al-Shabaab in Bay region
An attack by Al-Shabaab was reported in parts of Burhakaba district in the Bay region in the last few hours.
The fighting erupted after Al-Shabaab...
Puntland joins Galmudug in the anti-al-Shabaab war
Puntland has sent troops to Galmudug to join the wat in Mudug that pushed Al-Shabaab out of key areas, Puntland's Mudug Governor Abdilatif Muse...
Somalia and Qatar FMs hold phone conversation
The Somali Foreign Minister is making a phone call with the Deputy Prime Minister, the Minister of Foreign Affairs of Qatar.
Mogadishu, August 31, 2021-The...
Maamulka G/Banaadir oo la wareegayo labo ka mid ah isbitaalada Muqdisho
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu la wareegayo maamulka laba isbitaal oo Muqdisho ku yaal oo ay eedeeyeen in ay dhinac mareen habka...















