Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xubin katirsan Daacish oo xukun 10 sano ah lagu riday

Cabdisamad Ibraahim Cumar  oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali ayaa loo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa ilaa 2016. Cabdisamad...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dib ugu laabtay magaalada Jowhar

Madaxweynaha dowlad Goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay dib ugu laabteen Magaalada Jowhar, halkaas oo siweyn loogu...

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Sool

Ugu yaraan hal ruux ayaa  ku dhintay iska hor-imaad hubaysan oo maanta ka dhacay nawaaxiga tuulada Saax-Maygaag oo u dhexeysa Birta-dheer iyo degmada Boocame. Labo...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Beledweyne

Odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay kala qaadaan ciidammadii is diidanaa ee isku hor fadhiyay magaalada Baledweyne. Todobaadkii hore ayey...

Gabdho ka mid noqonaya Ciidanka Haramcad oo tababar loo soo xiray

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Cankiri ee dalka turkiga dufcadii ugu horaysay ee hablo...

Aqriso: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo magacaabis sameeyey

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Ceyn ee Puntland. Madaxweyne ku xigeenka...

Network of Somali lawyers trained to defend journalists and news media organisations launched

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) in cooperation with the United Nations Educational, Scientific and Cultural Organization (UNESCO) is proud to announce the...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay degmada Qansaxdheere

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey dagaalyahanada Al-Shabaab iyo ciidanka Koonfur Galbeed oo saacadihii la soo dhaafay...

Talyaaniga oo bad-baadiyey 539 qof oo tahriibayaal ah

Maraakiibta ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa 539 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay dooni kuwa kalluumeysiga ah oo ku sii jeeday jasiiradda Lampedusa. Kooxaha badbaadiyaasha  ayaa sheegay...

Ciidamada ammaanka oo xalay ‘nin hubeysanaa’ ku toogtay Muqdisho

Warardheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo xalay ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay ka sameeyeen degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Howl-galkan ayaa waxaa lagu...

WARAR KALE

Madasha Ganacsatada Soomaaliyeed ee GSEF2026 oo markii saddexaad lagu qabtay Nairobi

Nairobi, Kenya – Madasha Caalamiga ah ee Ganacsatada Soomaaliyeed, oo loo soo gaabiyo GSEF2026, ayaa markii saddexaad lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,...

SoDMA oo gargaar raashin ah gaarsiisay degmada Kaxda

Muqdisho – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa  degmada Kaxda ka bilowday wajiga koowaad ee qaybinta deeq gargaar raashin ah oo loogu talagalay...

Soomaaliya oo nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay safiirka cusub ee Cumaan

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid...