Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Marwada koowaad ee dalka oo xarigga ka jartay isbitaalka Baraawe

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku bogaadisay bulshada deegaanka sida...

Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Xuddur

afdigaan heer Wasiir ah oo lagu soo dhoweeyey magaalada Xuddur ayaa waxa horkacayay wasiirka Cadaalada iyo garsoorka dowlad goboleedka koonfur galbeed Xasan Ibraahim Lubuur...

Two pirate attacks off Somalia this year

Days ahead of a reduced Indian Ocean high-risk piracy area (HRA) announcement, the motor vessel (MV) Anatolia was attacked by pirates off Somalia. The EU...

Midowga Yurub oo faah faahiyey weerar ay fuliyeen burcad-badeeda

Ciidanka la dagaalanka burcad-badeedka Midowga Yurub ayaa sheegay in weerar labaad oo lagu qaadey Markab ganacsi inuu ka dhacay bishan gudaheeda xeebaha dalka Soomaaliya. War...

Wararkii ugu dambeeyey kiisaska Covid-19 ee deegaanada Somaliland

Waxaa dhawaanahan Somaliland laga dareemayey sare u kaca kiisaska cusub ee cudurka safmarka ah ee Covid-19 iyadoo horraan loogu dhawaaqay in wax kiisas cusub...

AMISOM oo shir ka yeelatay dardar-gelinta howl-gallada Soomaaliya

Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa isku raacay in la dardargeliyo howlgallada wadajirka ah ee ay la wadaagaan Ciidanka Xoogga...

Itoobiya oo war ka soo saartay colaadda Soomaalida iyo Canfarta

Dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa bilowday dadaal ay ku joojineyso dagaalka maalmihii u dambeeyey Soomaalida iyo Canfarta ku dhexmarayey Galbeedka Gobolka Siti. Xukumadda Addis Ababa...

Muxuu yahay heshiiska ay gaareen Puntland & dowlad deegaanka?

Maamulka Puntland iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shir ay yeesheen waxay heshiis kaga gaareen arrimaha amniga iyo ganacsiga, sida lagu sheegay war murtiyeed...

Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka magaalada Beledweyne

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka xiisad dagaal laga dareemayo deegaan u dhow magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi. Xiisadan ayaa waxa ay...

Maxkamadda Mudug oo xakun ku ridday nin dil ka geystay gobolkaasi

Maxkamadda Gobolka Mudug ayaa soo gaban-gabeysay fadhiyo dhowr ah oo ay ku dhageysatey dacwad ciqaabeed dil ah oo loo heysto eedeysane Cabdikariin Muxyadiin Cali...

WARAR KALE

Madasha Ganacsatada Soomaaliyeed ee GSEF2026 oo markii saddexaad lagu qabtay Nairobi

Nairobi, Kenya – Madasha Caalamiga ah ee Ganacsatada Soomaaliyeed, oo loo soo gaabiyo GSEF2026, ayaa markii saddexaad lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,...

SoDMA oo gargaar raashin ah gaarsiisay degmada Kaxda

Muqdisho – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa  degmada Kaxda ka bilowday wajiga koowaad ee qaybinta deeq gargaar raashin ah oo loogu talagalay...

Soomaaliya oo nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay safiirka cusub ee Cumaan

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid...