Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

XFS oo sheegay in maxaabiis loo haysto burcad badeednimo lagu soo wareejiyey

Maxaabiis ku xirnaa magaalada Garoowe una xirnaa arrimo la xiriiro burcad badeednimo ayaa maanta lagu soo wareejiyey Wasaaradda Cadaaladda ee XFS.

Hoggaamiyeyaasha Soomaalida iyo Canfarta oo heshiis gaaray

Waxaa magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya lagu soo gabagabeyay wadahadal u dhaxeeyay madaxweynayaasha dowlad deegaannada Soomaalida iyo Canfarta kaasi oo xal...

Wiil Soomaali ah oo xalay lagu dilay wadanka Koonfur Afrilka

 Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape Town ayaa sheegaya in rag hubeysan toogasho ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo...

Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaal labaad ee cudurka Covid-19

Dowladda aan walaalaha nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ee...

Shir dib u heshiisiin ah oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb

Maasuuliyiin  ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galey daah-furka Mashruuca Daryeel, qaybtiisa dib u heshiisiinta Deegaanada Galmudug,Mashruucan ayaa  noqonaya mid fududeynaya isku...

MW Farmaajo oo Hambalyo u diray madaxweynaha dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti, ismaaciil...

Diyaaraddii ugu horeysay ee qaadata ruqsadda oo rakaab geysay Kismaayo

Garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo ayaa waxaa maanta duulimaad ku timid diyaaradii ugu horaysay ee qaadato taarkada diyaaraddaha ee Soomaaliya islamarkaana ah...

Bay Governor escapes suicide attack, 3 dead

A regional governor in Somalia has escaped a suicide bombing that killed at least three people, including two of his bodyguards, officials...

Ismail Omar Guelleh wins Djibouti presidential poll

President Ismail Omar Guelleh was declared the winner in Friday's presidential election in Djibouti. "Thank you for your trust,...

Is-miidaamin ka dhacday Baydhabo iyo wararkii ugu dambeeyey

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamiin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada...

WARAR KALE

Agaasimaha NISA oo Afur wadajir la qaatay Ciidamada Qaranka

Muqdisho - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa galabta Ciidamada Amniga kula afuray duleedka deegaanka Dhanaane ee Gobolka...

Laftagareen oo ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa dowladda dhexe, eedeymo culusna u jeediyay

Baydhabo — Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo la xiriira xiisadda siyaasadeed ee kala...

Southwest State Leader Laftagareen resigns from Somali President’s political party

BAIDOA — The President of Southwest State, Abdiaziz Hassan Mohamed (Laftagareen), has officially announced his resignation from the political party of Somalia’s President, Hassan...