Wasiirka Haweenka oo qaabishay saraakiil ka socotay Finland
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda, mudane Isxaaq Xaashi...
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Galmudug oo dib u qabsaday Camaara
Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib u qabsaday duhurnimadii maanta magaalada Camaara ee Gobolka Mudug, halkaasi oo muddo kooban ay...
Golaha wada-tashiga qaran oo la kulmay wakiilada beesha caalamka
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hogaaminaya xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shir looga hadlayo Arrimaha Geedi socodka Doorashooyinka ee...
Xukuumadda Soomaaliya oo diiwaan-gelisay kiisas la xiriira Karoona
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 105 xaalado cusub oo COVID-19...
Faah faahino kasoo baxaya weerar ka dhacay deegaanka Camaara
Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaalyahanada Al-Shabaab weerar ku bilowday qarax ay ku qaadeen deegaanka Camaara ee gobolkaasi.
Sida ay...
Maxaa ka soo baxay kulankii golaha wada-tashiga qaran & musharraxiinta?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu u sameeyay Madaxweynaha dowlad-goboleedka...
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo la kulmay dhiggiisa Itoobiya
Taliyayaasha Ciidamada Militariga ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Addis ababa kulan gaar ah ku yeeshay. Berhanu jula iyo Janeraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa...
Somali Opposition Leaders Reject New Election Roadmap
A group of Somali opposition presidential candidates has rejected the government's plan for upcoming elections. The rejection could result in yet another delay for...
Kenyan police nab terror suspects in coastal region
Kenyan police on Monday arrested two terror suspects in the coastal region of Mombasa, seizing two AK-47 rifles and ammunition, authorities said.
Coast Regional Police...
Maxay ka wada-hadleen golaha wada-tashiga & gudiyada doorashooyinka?
Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed oo ay ka wada hadleen dardar gelinta howlaha doorashooyinka...















