Taliyaha ciidanka Booliska oo magacaabis sameeyey
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa isbedel ku sameeyey Afhayeenkii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Taliye Xijaar ayaa afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed U...
Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo natiijo la’aan kala soo kulmay Cadale
Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa isaga soo laabtay degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe natiijo la'aan, kadib...
Puntland oo xukun ku ridday shabakad ka kooban sagaal nin
Maxkamadda darejada kowaad ee magaalada Garoowe, ayaa xukuntay shabakad ka kooban 9 nin oo lagu helay in ay khamriga soo gelin jireen gudaha Puntland.
Raggan...
Aqriso: Habraaca xallinta khilaafaadka doorashada Aqalka Sare
Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo fulinaya Habraaca Hirgelinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada dadban 2020/2021 ee heer Federal, gaar ahaan...
US Lends More Airpower to Somalia’s Fight vs. al-Shabab
The United States is again targeting fighters with the al-Qaida-affiliated al-Shabab terror group in Somalia, launching its second airstrike in the past four days following...
Somali Regional President, UN Humanitarian Coordinator discuss issues of drought preparedness
Deputy Chairman of the Somali Democratic Party, and Somali Regional State President, Mustafa Omer and the UN Resident Coordinator and UN Humanitarian Coordinator to...
AMISOM Police Commissioner briefs Formed Police personnel on roles in upcoming elections
The Police Commissioner of the African Union Mission in Somalia, AMISOM, Assistant Inspector General of Police (AIGP) Augustine Magnus Kailie, has visited the Formed...
AMISO oo u diyaar garowday amniga doorashooyinka dalka
Saraakiil ka tirsan ciidammada Booliska Nabad illaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta booqday xarunta loo asteeyay in lagu qabto doorashada labada aqal ee...
Guddoomiyaha gudidda doorashooyinka oo u safray Kismaayo
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha GHDHF mudane Maxamed Xasan Cirro ayaa safar shaqo ugu baxay magaalada Kismaayo...
Mareykanka oo xaqiijiyey inuu duqeyn ka fuliyey gudaha Soomaaliya
Waaxda gaanshaandhiga Maraykanka ee Pentagon ayaa xaqiijisay in duqaymo ka dhan ah Al-Shabaab ay Jimcihii ka fulisay Soomaalia - hawgalka oo ka dhacay dowlad...














