Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah faahino kasoo baxay iska hor imaad ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay iska hor imaad u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo saaka ka...

Ciidamada NISA oo howl-gal qorsheysan ka fuliyey degmada Balcad

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada ammaanka saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen degmada Balcad ee gobolka Sh/Dhexe. Howl-galka oo ahaa...

lhaan Cumar oo ku talisay in la abuuro gole la dagaalama Islaam Naceybka

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, ayaa soo bandhigtey qorshe ah in la abuuro gole degaan oo qaabilsan la dagaallanka Islaam naceybka. Ilhaan...

Soomaaliya iyo Ireland oo ka wada hadlay taageerada amniga iyo wax wadaagga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Gaashaandhigga Ireland Mudane Simon Coveney. Kulanka labada mas’uul ayaa looga...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo loo diray codsi la xiriira doorashooyinka dalka

Qoraal maanta ay soo saareen Guddiga maamulka dooraashada Jubbaland ee SEIT ayaa madaxweynaha maamulkaasi Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uga codsaday inuu soo...

RW Rooble oo xilka qaadis ku sameeyey saraakiil ka tirsan hay’adda NISA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde, ayaa xilka ka qaaday...

Galmudug oo war kasoo saartay duqeyn ka dhacday gobolka Mudug

Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in duqayn cusub oo ka dhacday koonfurta gobolka Mudug lala beegsaday saldhig ay leeyihiin dagaalyahanada Al-shabaab. War ka...

Soomaaliya iyo Ireland oo ka wada hadlay taageerada amniga iyo wax wadaagga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ah Gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee...

Rep. Ilhan Omar questions Biden’s first airstrike on Somalia

REP. ILHAN OMAR is challenging the Biden administration’s justification for its Tuesday airstrike in Somalia, which the Pentagon claimed was targeted against suspected members...

US airstrike in Somalia is 2nd this week against al-Shabab

For the second time this week, U.S. forces on Friday conducted an airstrike against the al-Shabab extremist group in Somalia. The earlier strike, on...

WARAR KALE

Farmaajo oo kulan la yeeshay Islaan Ciise Islaan Maxamed

Muqdisho – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo...

Dowladda Soomaaliya oo mucaaradka ugu baaqday gogol wadatashi qaran

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo...

Somali President Hassan Sheikh Invites Opposition to National Talks on Federal Elections

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has invited opposition parties and other political stakeholders to attend national consultations in Mogadishu from November...