Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Plane crash-lands in Somalia with over 40 passengers onboard

A plane carrying more than 40 passengers crash-landed into a military base in Gedo region, southern Somalia, early Wednesday, local officials confirmed. Officials said the...

Faah faahino kasoo baxaya shil diyaaradeed oo ka dhacay Ceelwaaq

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shil diyaaradeed oo saaka aroortii hore ka dhacay garoonka diyaaradaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Wararka ayaa...

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo is-weydaarsaday Hambalyada Ciida

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxmaed Cabdullaahi  Farmaajo, oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dalka Qatar,  Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani,  ayaa ugu...

Puntland oo baaq u dirtay Ganacsatada ku dhaqan Gobolka Mudug

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa u sheegay ganacsatada inay qeyb ka noqdaan la dagaallanka Al-Shabaab, isla markaana uga digay inay siiyaan lacago baad...

Xaafadda Daarusalaam ee Muqdisho oo si weyn looga ciiday (SAWIRRO)

Iyadoo maanta geyiga Soomaalida laga ciidayo maalinta 1aad ee Ciidul Adxa ayaa munaasabadeeda laga dareemay xaafadda Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho. Boqolaal ka mid ah dadka...

A/Madoobe oo hambalyada munaasabada Ciidda Carafo u diray Ummadda Soomaaliyeed

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guud ahaan shacabka reer Jubbaland, Ummada Soomaaliyeey iyo Muslimiinta Caalamka ugu hambalyeeyay maalmaha barakaysan ee...

QM oo hambalyada Ciidul Adxa u dirtay Ummadda Soomaaliyeed

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaa hambalyo ku...

Rooble oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda ciidul Adxa

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa  Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay munaasabadd Ciidul Adxa oo berri ku beegan. “Dhamaan shacuubta Islaamka, gaar...

Farmaajo oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed Ciidda Carafo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya...

AMISOM and SNA officers conclude training on civil-military cooperation

Officers serving under the African Union Mission in Somalia, AMISOM, and the Somali National Army, SNA, have completed a five-day joint training to enhance...

WARAR KALE

Farmaajo oo kulan la yeeshay Islaan Ciise Islaan Maxamed

Muqdisho – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo...

Dowladda Soomaaliya oo mucaaradka ugu baaqday gogol wadatashi qaran

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo...

Somali President Hassan Sheikh Invites Opposition to National Talks on Federal Elections

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has invited opposition parties and other political stakeholders to attend national consultations in Mogadishu from November...