Somali army kills militants in Jubaland
The Somali National Army (SNA) said Monday that its elite Danab forces killed 15 Shabab militants and injured several others in the country's southern...
Galmudug oo war kasoo saartay dagaallada ka socda gobolka Mudug
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay dagaallada weli ka socda gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Qoraalka wasaaradda ayaa...
AMISOM oo tababar usoo xirtay saraakiil ka tirsan Xoogga dalka
Saraakiisha Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AMISOM iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa loo soo gabagabeeyay tababar wada-jir ah oo soconayay muddo shan maalmood ah...
Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Mudug
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo u dhexeeyey ciidamada Xoogga dalka, kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo...
DF oo fasaxday dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Ummadda Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeenaysa munaasabadda Ciidul Adhxaa.
Wasaaradda ayaa shaacisay in Dhamaan Shaqaalaha Dowladda iyo...
Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo howl-gal qorsheysan lagu dilay
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada Kumaandooska Danab saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Jubbada...
XF oo soo saartay digniin ku saabsan fulinta barnaamijyada Udxiyada
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu guda jiro waajibaadka ciidul...
Wararkii ugu dambeeyey howl-gallada ka socda gobolka Mudug
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in weli ciidamada Xoogga iyo kuwa Galmudug ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan deegaano dhaca koonfurta gobolkaasi.
Howl-gallan ayaa waxaa...
Kooxo hubeysan oo dil ka geystay magaalada Beledweyne
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ay dil ka geysteen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaas, kadibna ay goobta ka...














