Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

R/wasaare Rooble oo la kulmay xildhibaanada gobollada waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble  oo la kulmay xildhibaanada ka soo jeeda gobobllada woqooyi ayaa kala hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee...

Mas’uul ka tirsan Galmudug oo ka badbaaday qarax lala beegsaday + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo maanta lala beegsaday gaari uu lahaa Kasim Jama Ali, oo ah Madaxa...

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Dagaalka oo...

Xubno ka socda maamul goboleedyada oo gaaray Garbahaarey

Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo waxa gaaray guddiga dibu heshiisiinta ee ka socda maamul goboleedyada xubnaha ka ah dawladda federaalka marka laga reebo...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti ee Degmada Xamar-jajab oo...

Somaliland oo war kasoo saartay kufsi iyo dil ka dhacay Hargeysa

Xafiiska Xuquuqul Insaanka Somaliland oo ka falceliyay kufsiga iyo dilka loo geystay Hinda Cumar Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Somaliland ayaa qoraal ay ku baahisay barta...

Shirka madasha garsoorka oo ka furmay Muqdisho + Sawirro

Shirka madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa looga hadli doonaa arrimaha...

Midowga Afrika oo cambaareeyey rabshadaha Koonfur Afrika

Ururka Midowga Afrika ayaa cambaareeyay rabshadaha ka socda Koonfur Afrika oo ay ku dhinteen 72 qof. Dibadbaxyada looga soo horjeedo xariga madaxweynihii hore Jacob Zuma...

Ciidamada ammaanka oo xalay howl-gal ka sameeyey Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka Soomaaliya ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee...

DF oo ka hadashay dhibaatooyinka Soomaalida ku heysto K/ Afrika

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dhibaatooyinka saacadahii lasoo dhaafay ay la kulmayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika. War...

WARAR KALE

Farmaajo oo kulan la yeeshay Islaan Ciise Islaan Maxamed

Muqdisho – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo...

Dowladda Soomaaliya oo mucaaradka ugu baaqday gogol wadatashi qaran

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo...

Somali President Hassan Sheikh Invites Opposition to National Talks on Federal Elections

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has invited opposition parties and other political stakeholders to attend national consultations in Mogadishu from November...