Sawirro:Wasiirka waxbarashada oo la kulmay madaxda jaamacadaha dalka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Agaasimaha guud Wasaaradda Waxbarshadda Mudane Maxamed Caabi Xasan...
Maxay ka wada-hadleen Mahdi Guuleed iyo ergeyga Qatar?
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda...
EU urges demilitarization of Mogadishu, Somalia
The European Union Ambassador to Somalia Nicolas Berlanga has on Monday said that ‘Demilitarization of Mogadishu is now the priority’.
Sawirro: Madaxweynaha JF oo warqadaha ka guddoomay safiirka Itoobiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane...
Bayle oo kulan la qaatay xubno ka tirsan Bangiga Hormarinta Afrika
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan dhinaca Khadka Internetka ah ee Aalada Zoomka) waxaa uu kula qaatay xubno...
Wasiir Dubbe oo ka hadlay maalinta Saxaafadda Aduunka
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Osman Abokar Dubbe ayaa hambalyo u diray dhamaan saxafiyiinta caalamka , si...
Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Dunida
Saxaafaddu waa muraayad laga daawado taariiikhda soo jireenka ah iyo horumarka dhaqan dhaqaale ee ka muuqda waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan ilbaxnimada caalamka ee...
Death and detention major threats to media freedom in Somalia
Two journalists were killed and another 33 were detained while 133 cases of intimidation were logged in Somalia during 2020, the National...
Dayniile oo u gudubtay wareega saddexaad ee tartan aqooneedka Shabelle
Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Dayniile iyo Howlwadaag oo ka wada tirsan gobolkan Banaadir,...
Sawirro: Dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo weli ka socda magaalada Muqdisho
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, waxayna...














