Wasaaradda arrimaha Gudaha XF oo ku baaqday in loo diyaar garoobo doorasho
Iyadoo Laga Ambaqaadayo Barnaamijka xukuumadda ee ku aaddan hirgelinta Dooorashooyinka Qaranka oo ay fulinteeda u xilsaarantahay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...
MW Farmaajo oo khudbad u jeedin doono shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Dalka ayaa...
Aqriso: Ra’iisul wasaare Rooble oo ku dhawaaqay go’aanno culus
Bismillaahi,
Markii aan tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku ku jiro iyo baahida loo qabo in xal deg deg...
US issues travel advisory against Somalia
The United States has warned its citizens against travelling to Somalia following violence that erupted in the capital Mogadishu on Sunday.
US ‘gravely concerned’ over violence in Somalia
The US has said it is gravely concerned over recent violent clashes in Somalia's capital Mogadishu as a former president accused the...
Wasiirka amniga oo ka hadlay xaaladda guud ee magaalada Muqdisho
Wasiirka Amniga XFS oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada kusoo korortay Magaalada Muqdisho isagoo sheegay in wax...
Antonio Guterres oo war kasoo saaray xiisada ka taagan magaalada Muqdisho
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inuu ka walaacasanyahay xaaladda Soomaaliya, kaddib dagaalladdii Axaddii ka dillaacay magaalada Muqdisho.
Taliyaha ciidanka daraawiishta Galmudug oo magacaabay saraakiil cusub
Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Galmudug G/Sare Maxamed Nuur Cali ayaa magacaabay saraakiisha hoggaanka ururrada ciidamada Daraawiishta Galmudug ee Horseed iyo Shabeel oo...
Xamarweyne iyo Warsheekh oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle
Degmooyinka Xamarweyne iyo Warsheekh oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn...
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka taagan xiisad xoogan oo u dhexeyso ciidamo taabacsan mucaaradka iyo kuwa dowladda federaalka ah...















