Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay dalka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow dalka dib ugu soo...

Lafta Gareen oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay + Sawirro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ay hogaaminaysay Ku-xigeenka Koowaad wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey...

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhoweeyey dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda....

Dalalka ku bahoobay EAC oo ka hadlay codsiga Soomaaliya ee ku biiridda ururka

Xoghayaha cusub ee Waddamada ku bahoobay Bariga Afrika Dr Peter Mathuki ayaa ka hadlay goorta ay suurta gal tahay in Soomaaliya ay...

Puntland oo mamnuucday dadka ka imaanaya wadanka Hindiya

Puntland ayaa deegaanadeeda ka mamnuucday dadka ka imaanaya dalka Hindiya kadib saameynta cudurka Covid-19 ku hayo halkaas. Wasaaradda Caafimaadka...

Kenya suspends all flights to and from Somalia

The Kenya Civil Aviation Authority has suspended all flights to and from Somalia in a notice to airmen on Tuesday.

Kenya oo hakisay dhammaan duulimaadyada Soomaaliya

Hay’adda duulista hawada Kenya ayaa hakisay dhammaan duulimaadyadii u dhexeyey Soomaaliya iyo Kenya, laga bilaabo maanta oo Talaado ah.

Dayniile oo ku guuleysatay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle

Degmada Dayniile ayaa noqotay horyaalka degmooyinka ee sanadkan, kadib markii ay xalay ku guuleysatay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle.

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo saaka u ambabaxay dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda.

Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer sameeyey + Sawirro

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku tegay degmooyin ay ka...

WARAR KALE

Somalia launches national forum to boost agricultural investment and food security

MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday launched the National Agriculture and Food Systems Investment Forum (NAFIS 2026) in Mogadishu, signaling...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan...

Muqdisho  – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta kulan laba geesood ah la...

Africa Gets First Continental Guide on Just Transition Reporting

The Federation of African Journalists (FAJ) has unveiled A Practical Guide to Reporting Just Transition in Africa, Africa's first continental guide dedicated to strengthening...