Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mareykanka iyo Midowga Yurub oo soo dhaweeyey go’aanka BF Sooomaaliya

Dowladda Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyey go’aanka Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku...

Villa Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay kulankii maante ee Golaha Shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey fadhi gaar ah oo Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay...

BF oo u codeeyey in dib loogu laabto heshiiskii 17-ka September

Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod gacantaag ah Ku aqbalay in dib loogu laabto heshiiskii 17 September, Codeyntii la qaaday waxaa...

Somali President hands over election issue to PM

Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo has announced that PM Mohamed Hussein Roble will take in charge of the election and security...

Xiriirka Ururada Shaqaalaha oo fariin u diray shaqaala-weynaha Soomaaliyeed

Maanta oo ay taariiqdu ku beegantahay 1-May ,waxaa caalamka iyo Soomaaliyaba laga xusaa maalinta shaqaalaha aduunka, madaxda Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaliyeed (FESTU)...

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaali ah ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa, sida ay xaqiijiyeen qaar...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Feer feer

Wafdi wasiiro ka tirsan Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa gaaray deegaanka feer feer ee dhaca xadka Soomaaliya iyo itoobiya.

Warsheekh iyo Waaberi oo ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Warsheekh iyo Waaberi oo ka kala tirsan gobollada Shabeelaha...

Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda meel kasta oo ay joogaan.

Ra’iisul wasaare Rooble oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed. Munaasabadda...

WARAR KALE

Somali Opposition Group Challenges Election of New Lower House Speaker

MOGADISHU — The Somali Future Council has challenged the election of a new speaker of Somalia’s House of the People, arguing that parliament’s constitutional...

Ethiopian Ambassador Accuses Eritrea of Violating Ethiopia’s Sovereignty

ADDIS ABABA — Ethiopia’s ambassador to Somalia, Suleyman Daddaf, has accused Eritrea of violating Ethiopia’s sovereignty by sending troops into the Tigray region, amid...

Turkey’s Defence Minister Meets Somali Army Chief in Ankara

ANKARA — Turkish Defence Minister Yaşar Güler met Somalia’s army chief, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mahmoud, in Ankara on Monday, in a meeting attended by...