Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wararkii ugu dambeeyey ee kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya

Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kuna beegan 1-da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo uu...

Somali forces launch an offensive against Al-Shabaab

The Special Forces of the Somali National Army (SNA), known as Danab, have conducted n a planned operation in Jilib-Marka, Lower Shabelle...

A security meeting held in Bosaso, Puntland

Bari Regional Police Commander Hussein Ali Mohamud said he has today chaired a security meeting in Bossaso. The conference...

Dowladda Kenya oo dib u dhigtay go’aanka ay ku xireyso xeryaha qaxootiga

Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay dib u dhigtay xiritaankii xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kakuma ee ay ku jiraan qaxooti ka yimid...

Ciidamada Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey gobolka Sh/ Hoose

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Danab ee dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saaray hawlgal qorshaysan oo ay...

Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag oo xalay bar-baro galay

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka...

Sawirro: Golaha deegaanka degmada Waajid oo guddoomiye doortay

Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiye u doortay Mudane Maxamed Macalin Yuusuf, halka Guddoomiye Ku-xigeena ay u doorteen Mudane...

Kenya tells U.N. it will shut two camps with 410,000 refugees by June 2022

Kenya said on Thursday it had told the United Nations it will shut by June 2022 two camps holding over 430,000 refugees...

Sawirro: Rooble oo kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa la kulmay qaar ka mid...

Wadamada ay ciidamada ka jooga Soomaaliya oo shir yeeshay

Shir ay isugu yimaadeen Guddiga isku duwidda Wadamada Ciidamada ka jooga Soomaaliya ee howlgalka AMISOM oo isugu jiray labo heer sida Heer...

WARAR KALE

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Ka Hor Yimid Doorashadii Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (GMS) ayaa si adag uga hor yimid doorashadii Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo ka dhacday...

Itoobiya oo Eritrea ku eedeysay inay ku xadgudubtay madax-bannaanideeda

Addis Ababa – Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Suleymaan Daddafo, ayaa dowladda Eritrea ku eedeeyay inay ku xadgudubtay madax-bannaanida Itoobiya, kaddib markii uu sheegay...

Madaxweynaha Sierra Leone oo Baarlamaanka ku Booriyay Ansixinta Dib-u-habaynta Dastuurka

Freetown – Madaxweynaha Sierra Leone, Julius Maada Bio, ayaa baarlamaanka dalkaasi ugu baaqay inay ansixiyaan hindise-sharciyeedka dib-u-habaynta dastuurka iyo nidaamka doorashada, kaas oo muran...