Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Rooble oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimadda.

Somali president calls for elections in bid to ease tensions

Somalia's President Mohamed Abdullahi Mohamed called early Wednesday for elections and a return to dialogue after the extension of his mandate by...

UN says fighting displaces up to 100,000 people in Mogadishu

Hundreds of residents fled the Somali capital Mogadishu Tuesday following heightened tension between government and opposition armed forces. People...

Turkish charity distributes food aid in Somalia

The Turkish Red Crescent on Tuesday provided food packages to 400 needy families in the Somali capital Mogadishu. Speaking...

Three killed in suicide bombing in Mogadishu

At least three people were killed and seven others injured when a suicide car bomb hit custodial corps headquarters in ex-control Afgoye...

Ra’iisul wasaare Rooble oo baaq u diray shacabka magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ugu baaqay dadkii ka barakacay shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Muqdisho in ay dib...

Nin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Mareykanka

Rag hubeysan oo Burcad ah ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa ay goob Ganacsi oo uu ka Shaqeeynayay ku dhex dileen Muwaadin Soomaaliyeed,...

Faah faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay nawaaxiga isgoyska Ex-Control Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho, kaas...

Shangaani iyo Bargaan oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay deegaanka Bargaan oo ka tirsan gobolka Galgaduud iyo degmada Shangaani...

Guddoomiye Mursal oo kulan isugu yeeray xildhibaanada Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka inay ka soo qeyb...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Qorshe-hawleedka Kalfadhiga 8-aad

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo...

Abdulkadir Mohamed Nur elected Lower House speaker with 142 votes

MOGADISHU – Abdulkadir Mohamed Nur was elected speaker of Somalia’s House of the People on Monday, securing 142 votes in a parliamentary election held...