Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliye Odowaa oo hambalyo udiray ciidanka xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeyay Sanadguurooda 61-aad oo ku beegan Maalinta Beri...

Sawirro: Isku aadka tartan aqooneedka Shabelle oo la sameeyey

Shabakadda warbaahinta Shabelle ayaa qabaneysa barnaamijka sanadlaha ah ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan, kaas oo ay ka qeyb-galayaan illaa 20...

Ra’iisul wasaare Rooble oo isku bedelay qaar ka mid ah Golihiisa Wasiiradda

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyey qaar kamid ah golaha wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah...

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya soo gaarsiisay talaalka Covid-19

Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Fawziya Abiikar Nur ayaa Maanta Tallaalka SINOVAC oo ka mid ah Talaalada ka hortaga Caabuqa...

UN Migration Agency and NUSOJ launch COVID-19 reporting handbook for Somali journalists

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the International Organisation of Migration (IOM) have today launched a COVID-19 Reporting Handbook, a...

XFS oo sheegay in maxaabiis loo haysto burcad badeednimo lagu soo wareejiyey

Maxaabiis ku xirnaa magaalada Garoowe una xirnaa arrimo la xiriiro burcad badeednimo ayaa maanta lagu soo wareejiyey Wasaaradda Cadaaladda ee XFS.

Hoggaamiyeyaasha Soomaalida iyo Canfarta oo heshiis gaaray

Waxaa magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya lagu soo gabagabeyay wadahadal u dhaxeeyay madaxweynayaasha dowlad deegaannada Soomaalida iyo Canfarta kaasi oo xal...

Wiil Soomaali ah oo xalay lagu dilay wadanka Koonfur Afrilka

 Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape Town ayaa sheegaya in rag hubeysan toogasho ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo...

Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaal labaad ee cudurka Covid-19

Dowladda aan walaalaha nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ee...

Shir dib u heshiisiin ah oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb

Maasuuliyiin  ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galey daah-furka Mashruuca Daryeel, qaybtiisa dib u heshiisiinta Deegaanada Galmudug,Mashruucan ayaa  noqonaya mid fududeynaya isku...

WARAR KALE

Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka

Islamabad - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka JFS oo kulan doceed kula yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Türkiye magaalada...

SoDMA oo gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Cabudwaaq

Cabudwaaq – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Cabudwaaq ee...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika ee Abidjan

Abidjan – Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika ee lagu...