Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

17 dead in roadside blast in southern Somalia

At least 17 people were killed and two others injured on Wednesday when a commuter minibus hit an improvised explosive device in...

Somalia rolls out Sinopharm vaccines to boost fight against COVID-19

Somalia's health ministry on Wednesday rolled out doses of Sinopharm vaccine donated by China to boost the war against COVID-19 pandemic in...

Somalia’s president OKs mandate extension

Somalia’s president has defiantly signed into law an extension of his mandate and that of his government as the United States and...

Gaari ay saarnaayeen dad rayid oo miino ay kula qaraxday Shabeelaha Dhexe

Gaari Caasi ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah kana baxay magaalada Muqdisho, oo  ku socday Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle, ayaa miino...

Qeybtii labaad ee Tallaalka Covid-19 oo lagu daah-furay Isbitaalka Martiini

Safiirka Shiinaha, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka iyo Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka ayaa si toos ah Maanta u daahfuray, isla markaana...

Yaaqshiid oo xalay guul ka gaartay dhiggeeda degmada Cabdicasiis

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku baratamay degmooyinka Yaaqshiid iyo Cabdicasiis oo ka wada tirsan gobolka Banaadir.

Maraykanka oo ciidammadiisa la baxaya dalka Afghanistaan

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la filaya in uu ku dhawaaqo xilliga Ciidamadda Maraykanka ay kasoo baxayaan dalka Afghanistaan. Saraakiisha Maraykanka ayaa...

MW Farmaajo oo guddoomiye cusub u magacaabay Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Xasan Cumar Mahadalle in uu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda.

Madaxweyne Farmaajo oo darajadii ciidanka ka xayuubiyay Saadaq Joon

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer Madaxwayne Darajadii Ciidanka uga xayuubiyay Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir, Cumar Maxamed...

Sawirro: DF oo ka warbixisay dib u dhiska wadada Muqdisho & Jowhar

Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahiyay halka ay marayaan mashaariicda dib u dhiska waddooyinka Muqdisho,...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Qorshe-hawleedka Kalfadhiga 8-aad

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo...

Abdulkadir Mohamed Nur elected Lower House speaker with 142 votes

MOGADISHU – Abdulkadir Mohamed Nur was elected speaker of Somalia’s House of the People on Monday, securing 142 votes in a parliamentary election held...