Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Somalia condemns ‘threats’ from foreign allies

Somalia is accusing some of its foreign backers of undermining its sovereignty after the embattled government was threatened with sanctions over a...

Soomaaliya & Turkiga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah + Sawirro

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin...

Somalia rolls out Sinopharm vaccines to boost fight against COVID-19

Somalia's health ministry on Wednesday rolled out doses of Sinopharm vaccine donated by China to boost the war against COVID-19 pandemic in...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dib u dhiska garoonka Qoob-Dooro

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray garoonka kubadda cagta Qoob-dooro degmada...

Sawirro: Lafta Gareen oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada K/Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan...

Hodan iyo Xamarjajab oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Degmooyinka Hodan iyo Xamarjajab oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle,...

Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray amniga magaalada Muqdisho

Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo ah guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir oo la hadlay warbaahinta ayaa...

Khasaaraha qarixii shalay ka dhacay deegaanada Gololey oo sii kordhay

Waxaa korortay, tirada dhimashada ee uu sababay qaraxii shalay ka dhacay degaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha dhexe, sida ay sheegeen saraakiish caafimaadka...

DF Soomaaliya oo si ada uga hadashay qoraalada beesha caalamka

Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa si adag loogu jawaabay Qoraaladii ka soo yeeray Beesha Calaamka. Warsaxaafadedka ayaa...

XF Soomaaliya oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay Covid-19 ee Dalka

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 271 xaalado cusub oo COVID-19...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Qorshe-hawleedka Kalfadhiga 8-aad

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo...

Abdulkadir Mohamed Nur elected Lower House speaker with 142 votes

MOGADISHU – Abdulkadir Mohamed Nur was elected speaker of Somalia’s House of the People on Monday, securing 142 votes in a parliamentary election held...