Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Muxuu Cali Yare ka yiri arrinta Taliye Saadaq Joon iyo amniga Muqdisho?

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Cali Yare oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in amniga Muqdisho uu yahay...

Ra’iisul wasaare Rooble iyo Odowaa oo gaaray degmada Awdheegle

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, ayaa maanta gaaray degmada Aw-Dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray maalinta qaran ee 12-ka April

Bismillaahi Raxmaani Raxiim Assalaamu-Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu, Mudaneyaal iyo Marwooyin Waxaa sharaf weyn ii...

Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir oo xilka qaadis lagu sameeyey + sababta

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq...

Dad ka barakacay colaadda Soomaalida iyo Canfarta

Dagaalladii dhawaanahan xadka deegaannada Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya ku dhex maray labada qowmiyadood ee deriska...

Wasiirka Gaashaandhigga oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa hambalyo u diray saraakiisha ,Saraakiil Xigeenada ,Alifleyda ,Dableyda iyo Dhammaan qoysaskooda Munaasabadda 12 April...

Wararkii ugu dambeeyey ee kulanka BF iyo ammaanka oo la adkeeyey

Ciidamo dheeraad ah ayaa la soo dhigay dhamaanba jidadka soo gala xarunta madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo maanta oo Isniin ah lagu waddo in...

Taliye Odowaa oo hambalyo udiray ciidanka xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeyay Sanadguurooda 61-aad oo ku beegan Maalinta Beri...

Sawirro: Isku aadka tartan aqooneedka Shabelle oo la sameeyey

Shabakadda warbaahinta Shabelle ayaa qabaneysa barnaamijka sanadlaha ah ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan, kaas oo ay ka qeyb-galayaan illaa 20...

Ra’iisul wasaare Rooble oo isku bedelay qaar ka mid ah Golihiisa Wasiiradda

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyey qaar kamid ah golaha wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay weli diyaar u tahay wada-hadalka mucaaradka

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli diyaar u ah inay wada-hadal la yeelato mucaaradka si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagan...

Somalia government says door remains open to talks with opposition

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s federal government remains ready to hold talks with opposition groups to resolve political disputes over the country’s expected 2027 elections...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Shiinaha

LIANYUNGANG, Shiinaha — Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa Khamiistii ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah ee Iskaashiga Amniga...