Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Barnaamijka tartan aqooneedka oo si rasmi ah uga billowday Shabelle

Xarunta dhexe ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle waxaaxalay si rasmi ah uga billowday barnaamijka tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan, kaas oo...

Rooble “Ciidanka Amniga waa in Shacabka ay u fududeeyaan Gudashada Cibaadada”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed  meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah ugu hambalyeeyay...

MW Farmaajo oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey Bisha Ramadaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee...

Bombing kills 4 Somali soldiers

At least 4 soldiers were killed on Monday in a bombing in southern Somalia, a police official said. "The...

Somalia’s parliament votes to extend the president’s mandate

Somalia’s government has been unable for months to reach agreement on how to carry out the election, with the regional states of...

Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo uu wehliyo wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya...

Sawirro: Xijaar oo la kulmay taliyaha cusub ee booliska Gobolka Banaadir

Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga la qaatay taliyaha cusub ee qeybta guud...

Madaxweynaha JF oo war kasoo saaray go’aanka golaha shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda...

Xildhibaanada BF Soomaaliya oo ansixiyey muddo kordhin labo sano ah

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho kaga dooday sharciga doorashooyinka, waxaana ay soo saareen sharci gaar ah...

DF Soomaaliya oo guddoontay qalab caafimaad + sawirro

Wasaaradda Gargaarka iyo Kahortagga Musiibooyinka XFS ayaa maanta Guddoontay agabka loga  Kahortagayo  Covid19  oo ay ku deeqday Dowladda Jibuuti. Munaasabadda Wareejinta Agabkan...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay weli diyaar u tahay wada-hadalka mucaaradka

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli diyaar u ah inay wada-hadal la yeelato mucaaradka si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagan...

Somalia government says door remains open to talks with opposition

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s federal government remains ready to hold talks with opposition groups to resolve political disputes over the country’s expected 2027 elections...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Shiinaha

LIANYUNGANG, Shiinaha — Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa Khamiistii ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah ee Iskaashiga Amniga...