Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga sahanka juqraafiyeed

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada sahanka dhulka, khariidaynta juqraafiyeed iyo...

Soomaaliya oo ka qayb gashay tababar caalami ah oo lagu tayeynayo adeegyada Xajka

JIDDAH – Wafdi ka socda Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Jiddah ee dalka Sacuudi Carabiya kaga qaybgalay tababar...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo kulan la yeeshay garsoorayaasha iyo shaqaalaha Maxkamadda

MUQDISHO – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa kulan is-xogwareysi ah la yeeshay garsoorayaasha iyo shaqaalaha Maxkamadda Sare,...