Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas...

WARAR KALE

Soomaalida oo ka qeyb gashay dibadbax ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed...

GENEVA - Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa ka qeyb gashay dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday Ra’iisul Wasaaraha...

Taliyaha Ciidanka Itoobiya oo Masar ku eedeeyay inay taageero militari iyo mid saadka ah...

Addis Ababa – Taliyaha Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya, Marshal Birhanu Jula, ayaa dowladda Masar ku eedeeyay inay taageero militari iyo mid saadka ah siiso...

Wasaaradda Beeraha oo la wareegtay 10 beerood oo casri ah

MUQDISHO - Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee XFS ayaa si rasmi ah ula wareegtay 10 beeraha dadan (Greenhouses), kuwaas oo loogu talagalay kor u...