Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Guddoomiyay Kulan ku Saabsan Adeegyada Dad-dhigista...
Muqdisho - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane C/qaadir cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada dad-dhigidda iyo...
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo Guddoomiyay Shir Amni
Muqdisho – Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen dhammaan...
Safiirka Soomaaliya ee Australia oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirannimo
Canberra, Australia – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia, Danjire Dr. Faysal Axmed Salaad, ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo...
Golaha Mustaqbalka oo Ka Xumaaday Natiijo La’aanta Wadaxaajoodkii Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho – War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in goluhu aad uga xun yahay in wadaxaajoodkii uu la lahaa Dowladda...
Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo ku baaqday Wada-hadal iyo Tanaasul Siyaasadeed
MUQDISHO — Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku adkaysay muhiimadda wada-hadalka iyo tanaasulka siyaasadeed ee lagu xaqiijinayo mustaqbalka dalka.
Bayaan ka...
Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarrada Argagixiso ee Zamfara, Nigeria
Muqdisho - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria, kuwaas oo sababay...
Guddoomiyaha SoDMA oo Soo Dhaweeyay Agaasimaha Cusub ee WFP Soomaaliya
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiska Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP)...
Taliyaha AUSSOM Qaybta 5oo booqday Ciidanka Burundi ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya – Taliyaha AUSSOM Qaybta shanaad, Col. Oscar Hatungimana, ayaa booqday Saldhigyada Hore ee Ciidanka Burundi ee ka howl-gala gobolka Shabeellaha Dhexe.
Booqashadan...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Hambalyo u Diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed munaasabadda Sanad-guurada 56-aad...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Hambalyo u Diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa hambalyo kal iyo laab ah u diray dhamaan ciidamada Ciidanka Asluubta...














