Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo Sacuudi Carabiya ugu Hambalyeysay Maalinta Aas-aaskeeda

Muqdisho – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran ugu hambalyeysay Boqortooyada Sacuudi Carabiya munaasabadda Maalinta Aas-aaska, oo ah maalin taariikhi ah oo lagu xuso...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta dedaallada xasillinta dalka

Muqdisho — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS, mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socotay...

Gogashii Mucaaradka iyo Dowladda oo lagu kala tagay

Muqdisho — Shir u dhexeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Golaha Mustaqbalka ayaa maanta lagu kala tagay iyadoo aan wax heshiis...

Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo si Rasmi ah u Soo Geba Gabeeyay Doodaha...

Muqdisho — Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga soo gabagabeeyay doodaha shantii cutub ee loo soo gudbiyay...

Ugu Yaraan Shan Muhaajiriin oo Meydkooda Laga Helay Xeebaha Libya

Libya — Ugu yaraan shanta qof oo muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan labo haween ah, ayaa meydkooda lagu soo raray xeebaha magaalada xeebta...

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Bulshada Gobolka Banaadir

Muqdisho — Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan is-xogwareysi ah la qaatay bulshada, odayaasha dhaqanka, iyo shacabka Gobolka Banaadir.   Dani, oo goobta...

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Deegaanno Hoos Taga Maxaas ee Gobolka...

Hiiraan — Ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 163-aad iyo cutubyo ka tirsan Qaybta 27-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay...

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka dooday cutubyo ka mid ah...

Muqdisho - Mudanayaasha Labada Aqal ee ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, kaas oo ahaa kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad.   Kulanka waxaa...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shaaciyay isbeddel ballaaran oo lagu sameeyay waxbarashada dalka

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u faahfaahiyay qorshe isbeddel weyn oo lagu sameeyay nidaamka waxbarashada dalka, isaga oo...

Shirarkii Dowladda iyo Mucaaradka oo fashil qarka u saaran, Golaha Mustaqbalka oo kulan degdeg...

Muqdisho - Shirarkii u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa la sheegayaa inay wajahaan fashil, iyadoo Golaha Mustaqbalka uu kulan degdeg ah uga...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...