Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo qabatay kulanka Dano Bulsho si loo xoojiyo amniga iyo xasilinta
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS ayaa Agaasimaha Guud, Mudane Abdulkadir Ali, ku hoggaamiyay kulanka Dano Bulsho, madal isku keenta dhinacyada...
Guddoomiyaha SoDMA oo soo dhoweeyay wafdi ka socda Hay’adda SIDA ee Sweden
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo dhoweeyay wafdi...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo soo saaray liiska degmooyinka Doorashooyinka Golaha Deegaanka
Muqdisho - Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah ula wadaagay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan ururrada siyaasadda liistada saxda...
Burundi oo dib u furtay xadka la wadaagto dalka congo ka dib laba bilood...
Burundi-Congo- Burundi ayaa dib u furtay xadka dhulka la wadaago ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, kadib in ka badan laba bilood oo xidhnaan...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay Shir-madaxeedka Golaha Xuquuqul Insaanka
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa habka fogaan-aragga uga qeybgalay Shir-madaxeedka Meertada 61-aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka...
Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo qaabilay Guddoomiyaha Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed
Pretoria, Koonfur Afrika – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika, Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay xarunta...
Maamulka Woqooyi-bari oo si kulul uga jawaabay diidmada Puntland ee Doorashooyinka Sool iyo Cayn
Laascaanood, Soomaaliya – Maamulka Woqooyi-bari ayaa soo saaray war-saxaafadeed adag oo ay si weyn ugu cambaareeyeen Puntland, kaddib markii ay si cad uga hortimid...
Puntland oo si adag uga hortimid jadwalka doorashooyinka ee Guddiga Doorashooyinka Federaalka
Garoowe, Soomaaliya – Maamulka Puntland ayaa si adag uga hor yimid jadwal doorasho oo uu shaaciyay Guddiga Doorashooyinka Federaalka, kaas oo lagu sheegay in...
Mas’uuliyiinta Jubbaland oo Kismaayo kula kulmay wafdi ka socday UNICEF
Kismaayo, Soomaaliya – Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kulan wada-hadal ah kula yeeshay wafdi ka socday UNICEF.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...
Midowga Yurub oo Soomaaliya ugu Baaqday Midnimo Qaran iyo Wadahadal Siyaasadeed
Mogadishu – Midowga Yurub (EU) ayaa xoojiyay baaqiisa ku aaddan wadahadal iyo midnimo qaran kadib munaasabad afur ah oo ka dhacday xarunta diblomaasiyadeed ee EU-da...















