Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxda Jubaland iyo Puntland oo u Tagay Muqdisho Wadahadalada Doorashooyinka Qaranka

MUQDISHO — Madax sare oo ka socday dowlad goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa maanta gaaray caasimadda Muqdisho, iyagoo ka qeyb-galaya wadahadallo heer sare ah...

Ciidamada Danab iyo kuwa Jubaland oo howlgal qorsheysan ku dilay 14 ka tirsan Al-Shabaab...

Jubbada Hoose – Ciidamada Gaarka ah ee Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya ciidamada amniga Dowladda Goboleedka Jubaland, ayaa maanta fuliyay howlgal...

NISA iyo Saaxiibada Caalamka oo dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Jubbada Dhexe – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal si guul leh u dhacay ka fuliyay meel...

Diyaarad rakaab sidday oo ku dhacday badda agagaarka Garoonka Aadan Cadde

Muqdisho – Diyaarad siday dad shacab ah ayaa ku dhacday dhinaca badda ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho, kaddib markii ay isku...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo BTK oo heshiis iskaashi lagu xoojiyo isgaarsiinta elektaroonigga ah...

Ankara, Türkiye – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ee Soomaaliya iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo lagu...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho ka furay Aqoon-is-weydaarsi

Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Yuusuf Xasan Isaaq (Wadani), ayaa magaalada Muqdisho ka furay Aqoon-is-weydaarsi...

Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada oo Muqdisho ka furay tababar

Muqdisho – Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada ayaa magaalada Muqdisho ka furay tababar soconaya saddex maalmood, kaas oo ay ka qeyb galayaan saraakiil ka...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo Sacuudiga kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha

Riyaad – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo safar shaqo ku jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa kulan...

NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay horjooge sare oo Tirsanaa Al-Shabaab

Saakow – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgal guul ku dhammaaday oo ka dhacay banaanka magaalada...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...