Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi sare oo ka socda Dowladda Jarmalka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayay Wasiiru Dowlaha Iskaashiga Dhaqaalaha...

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulan wadajir ah, kana dooday wax-ka-beddelka Dastuurka

Muqdisho – Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 12-aad ee wadajirka ah....

In Ka Badan 50 Muhaajiriin ah oo Ku Dhintay Laguna La’yahay Xeebaha Liibiya

Tripoli/Zuwara – Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa maanta oo Isniin ah xaqiijisay in ugu yaraan 53 qof oo muhaajiriin ah, oo ay...

Soomaaliya oo Soo Dhoweysay Dib-u-Soo-Laabashada Suudaan ee Urur-Goboleedka IGAD

Muqdisho – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweynaysaa go’aanka ay Dowladda walaalaha ah ee Jamhuuriyadda Suudaan dib ugu billowday ka-qaybgalkeedii buuxda...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Deegaano ka Tirsan Gobolka Bakool

Bakool – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Deegaanka Moorigaabey, oo ka...

Soomaaliya iyo Jabuuti oo saxiixday Heshiis Is-afgarad oo lagu xoojinayo tacliinta sare iyo cilmibaarista

Muqdisho – Wasaaradaha Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Tacliinta Sare iyo Cilmibaarista ee Jabuuti ayaa maanta si rasmi ah u kala...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarada RSF ee ka dhanka ah rayidka

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xoogan u cambaareysay weerarada dambiyada ah ee ay fulisay Ciidanka Degdegga ah ee RSF ee ka dhacay...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Ansixisay Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta Badqabka Rayidka

Muqdisho – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta guddoomiyay kulan wadatashi oo looga doodayay laguna ansixiyay Siyaasadda Qaranka...

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Saxiixay Heshiis Iskaashi Ciidan

Muqdisho/Riyaad – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Sumuwal Amiir Khaalid Bin...

Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare oo Ka Soo Saartay Go’aan Ku Saabsan...

Muqdisho – Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa soo saaray go’aan maamul oo 12 kulan looga joojiyay ka...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...