Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo booqday markab dagaal oo Turkiga ka yimid

MUQDISHO - Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta oo kulan muhiim ah la yeeshay maalgashadeyaal caalami ah

Cape Town – Koonfur Afrika - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan Duceedyo miro-dhal ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay dhoolatuska ciidamada Masar ee Soomaaliya loo soo...

CAIRO - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Wasiirka Gaashaandhigga Masar Jeneraal Abdul Majeed Saqr, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay ciidamo...

Kumaandooska Danab Ururka 162-aad oo Howlgal Ka Fuliye Deegaanka Maanbile ee Jubbada Hoose

Jamaame, Jubbada Hoose — Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo Kala Saxiixday Heshiis Is-afgarad oo Lagu Xoojinayo Iskaashiga Caddaaladda

Algiers, Aljeeriya — Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), Mudane Xasan Macallin Maxamuud, iyo Wasiirka Cadaaladda Dowladda Aljeeriya, Mudane...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan la Qaatay U Qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda...

Muqdisho, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay U Qeybsanaha Arrimaha Difaaca...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Booqday Xarunta Isbahaysiga Wadamada Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada

Riyaad, Boqortooyada Sucuudi Carabiya — Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Soo Dhaweeyay Kaaliyaha Taliska Ciidanka Badda ee Turkiga

Muqdisho, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Taliska Guud ee Ciidanka XDS ku soo dhaweeyay Kaaliyaha...

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Kulan Miro-dhal ah la Qaatay Dhiggiisa Turkiga

Ankara, Turkiga — Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Gaaray Addis Ababa si uu uga Qayb Galo...

Addis Ababa, Itoobiya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Addis Ababa,...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...