Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xaalad Amni Daro oo ka taagan Magaalada Beledweyne – Dilal isdaba joog ah oo...

Beledweyne, Hiiraan – Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa wajahaysa xaalad amni darro oo sii xoogeysanaysa, kaddib markii ay halkaasi si joogto ah...

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Banaadir oo Guddoomiyay Kulan Amni oo Muhiim ah

Muqdisho – Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee saraakiisha Booliska Caasimadda,...

Kusimaha Madaxweynaha dalka oo Qaabilay Safiirka Dowladda Qatar u Fadhiya Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa...

Dhaqtar da’yar oo aano qabiil loogu dilay magaaladda Gaalkacyo

GAALKACYO, Soomaaliya — Dilalka aanooyinka qabiilka ee kusoo laab-laabtay magaalada Gaalkacyo, xarunta gobolka Mudug, ayaa markale si xanuun badan usoo ifbaxay kadib markii habeenkii...

Maxay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya?

Addis Ababa - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa ka hadlay kulammo gaar ah oo uu la yeeshay hoggaamiyeyaasha qaar ee gobolka Geeska Afrika...

NISA: Waxaan dilnay Maskaxdii ka dambeysay weerarkii Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO - Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha...

Shir Ku saabsan Maalgalinta Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM oo lagu qabtay Itoobiya

Guba - Maxadwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Guba ee dalka Itoobiya uga qaybgalay shir shan-geesood ah oo looga hadlayey arrimaha la xiriira...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku amaanay Abiy Axmed ka miradhalinta mashruuca GERD

ADDIS ABABA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay xafladda furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya (GERD) oo ay goob joog ka...

Masar oo Cambaareysay Furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya, una Gudbisay Cabasho Golaha Ammaanka

Qaahira – Dowladda Masar ayaa si adag u cambaareysay furitaanka rasmiga ah ee Biyo-xireenka Weyn ee Itoobiya (GERD), iyada oo ku tilmaamtay tallaabo hal...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarka Israa’iil ku qaadey Qatar

Muqdisho, 9 Sebtembar 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay duqeymaha ay ciidamada Israa’iil ka geysteen magaalada Doha ee dalka Qatar,...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...