Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Beesha Madhibaan Oo Ka Dhiban Saamiga Qaybsiga Xilalka Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Beesha Madhibaan, oo ka mid ah beelaha daga maamul goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, ayaa dhawaan soo saartay qaylo dhan xoogan...

Maraykanka iyo Arrimaha Aqoonsiga Somaliland – Maxaa kusookordhay?

WASHINGTON DC - Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa warbaahinta u sheegay in Washington ay weli taageersan tahay midnimada iyo madax-bannaanida...

Dowladda Liibiya oo Badbaadisay 60 Muhaajiriin oo Magafayaal Haysteen

TRIPOLI, Liibiya — Dowladda Liibiyta ayaa shaaca ka qaaday inay soo badbaadisay 60 muhaajiriin ah oo muddo sanado badan gacanta ugu jiray magafayaal qabsaday,...

Duqeymo Cir ah oo Lala Beegsaday Al-Shabaab

MUQDISHO - Duqeymo culus ayaa xalay lala bartilmaameedsaday saldhigyo iyo godad ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku yaalla deegaanada Hareeri...

Dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish oo looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaasoo lagu qabtay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha dalka.   Inta uu socday kulanka, waxaa...

IGAD oo soo dhawaysay heshiiska Dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka

Xoghayaha Fulinta Urur Goboleedka IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa bayaan ka soo baxay xafiiskiisa ku sheegay inuu soo dhoweynayo heshiiskii ay wada gaareen Madaxda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Soomaaliya waxay rabtaa in ay noqoto xarun muhiim ah oo isku...

Yinchuan, Shiinaha, 28 Agoosto 2025:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad taariikhi ah ka jeediyay furitaanka Bandhigga 7aad...

WFP iyo Hantidhowrka Guud oo ka Wada Shaqeeya Talooyinka Maaliyadeed 2024

Muqdisho – Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa marti-geliyay kulan muhiim ah oo ay ka soo qaybgaleen madax sare oo ka kala...

Wafdi Ka Socday Imaaraadka Carabta oo ka kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh 

MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay ku qaabilay qasriga Madaxtooyada wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay Wasiiru-Dowlaha Arrimaha...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Wafdi Ka Socda Sudan Ku Qaabilay Madaxtooyada

MUQDISHO, 27 Agoosto 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka...

WARAR KALE

Madaxweynaha Mauritania oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya

Nouakchott, Mauritania - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania, Maxamed Waaled Sheekh Al-Ghazouani, ayaa ka guddoomay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar...

Donald Trump oo magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Washington - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Devin Kennington u magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.   Kennington ayaa noqonaya safiirkii ugu horreeyay ee...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin Hariin

Baydhabo, Soomaaliya - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beesha...